6 Aug 2026, 10:51 UTC32 views2 reactionsread 7 August 2026 "Qofku marka uu sii bislaado, (Qaangaarnimadiisa maskaxeed)wacyigiisuna bato, dulqaadkiisa iyo aqoontiisuna kordhaan, waxaa si tartiib tartiib ah uga ba'a rabitaanka muranka iyo doodda. Wuxuu ka fogaadaa hadallada dadka iyo isqabqabsiga, wuxuuna u dhowaadaa iska indho-tirka iyo ka gudbidda waxyaabaha aan muhiimka ahayn."
❤2
Signed Asmaa
26 Jul 2026, 20:51 UTC185 views3 reactionsread 7 August 2026 Dadka saxda ah wali good kaa tagi maayaan🥰
💯3
Signed Tuuneey Nuur roople❤️🩹🤍🖤
23 Jul 2026, 11:06 UTC245 views5 reactionsread 7 August 2026 dareenka la qariyo ma dhinto wuu ku sii noolaada gudahaada🥰😊
❤5
Signed Tuuneey Nuur roople❤️🩹🤍🖤
20 Jul 2026, 13:04 UTC300 views6 reactionsread 7 August 2026 “Cilmigu ma aha waxa aad xifdiso oo keliya, ee waa waxa aad ka faa’iidaysato.”
“Haddii aad rabto sharaf, ka dheeraaw waxa dadka kale haystaan. 🥰
👍5❤1
Signed Tuuneey Nuur roople❤️🩹🤍🖤
18 Jul 2026, 16:27 UTC312 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
“Waxaa laga yaabaa waxa qoran (qaddarka Alle) inuu ka qurux badan yahay waxa aan rabno.” 🤍
❤4
Signed Asmaa
Posted without readable text
7 Jul 2026, 17:26 UTC411 viewsread 7 August 2026 Asc
Signed SumaYa 🦕💗
Posted without readable text
7 Jul 2026, 15:53 UTC431 viewsread 7 August 2026 Azxbta quruxda badan naga rali noqda waxe idhihiina qabteen waxa jiro dad aan ilahey ka cabseen oo xumantii caado ka dhigteen naga raali noqda👍
Signed Tuuneey Nuur roople❤️🩹🤍🖤
4 Jun 2026, 16:59 UTC906 viewsread 7 August 2026 Marka qofku waayo-aragnimo badan yeesho, wuxuu joojiyaa raadinta waxyaabo badan oo adag, wuxuuna door bidaa nolol deggan, hadal daacad ah, iyo qalbi xasilloon. Farxadda dhabta ahi waxay ku jirtaa degganaanta iyo nabadda qalbiga.
Signed Asmaa
31 May 2026, 03:56 UTC874 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
"Farxa, dhoola-caddeeya, rajo wanaagsan yeesha. Badiya wax kasta oo murugada kaa qaada oo yareeya xanuunka iyo culayska. Iska siiba dharka murugada, noloshana ku eega aragti rajo iyo wanaag leh." 🩵🌹
❤2
Signed Asmaa
27 May 2026, 04:38 UTC750 views0 reactionsread 7 August 2026 Video
Video, posted without a caption
Signed Asmaa
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Asmakadiye. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.