13 Sept 2025, 09:30 UTC≈1,730 views20 reactionsread 19 August 2026 ❗️NB : Fursad wayn ayaan maanta inoo taala❗️
Waa fursad qof walba uu jeclaan lahaa inuu helo waxaa rajaynayaa inaa ka wada faaidaysano dhamaanteen.
Fursadaan waxay ku siinasaa option aan dhamaanteen kuwada guulaysan karno.
Save more, enjoy together”
❤15👍3🔥2
11 Sept 2025, 09:27 UTC≈1,670 views5 reactionsread 19 August 2026 Jihadaa saakay suuqa u dirnay waala aaday qofkii seteup ka helay well done,
Ani ahaan fursad aan entry ku qaato wuu iidiiday lkn mar hddaa analyskaaga iyo jihadaadaba iska saxdid wax walba way imaanayaaa i.a.
Meeshaan uma joogtid lacag klia maalinkaa No entry tahy ama losska ku jirtid waa inay kuu tahy maalin aad aqoon ahaan u kortay.
Iskana ilaali laablakaca iyo dareenka beeenta ah oo kudhisan shalaayda, hddii aan…
❤5
16 Aug 2025, 05:07 UTC873 views15 reactionsread 19 August 2026 ✨📈 Casharka ugu adag ee Forex-ka 📈✨
Dad badan waxay aaminsan yihiin in shaqada ugu adag suuqa forex ay tahay lacag samaynta.
❌ Laakiin runta dhabta ahi waa: Shaqada ugu adag waa ilaalinta lacagtaada.
Suuqa waxa uu leeyahay awood uu si fudud lacagtaada uga qaado haddii aad la iman weydo:
✅ Xakameyn (Discipline)
✅ Qorshe cad (Trading Plan)
✅ Sabar (Patience)
---
🔥 Xusuusnow:
💵 Lacag ilaalin = Fursado cusub
📉 Khasa…
❤12🔥3
16 Jul 2025, 17:03 UTC950 views7 reactionsread 19 August 2026 Dib u fiiri analyskaan hddana eeg suuqa.
Saakay waxaa analyse garaynay hddii suuuqa lasoo daadiyo inaadan jihadaada badalin oo sugtid buydaada ilaa inta ay ka dhamaanayso bullbackta.
Pullbackti waxay ku ekayd keylevel 20 kadib trendigeenii saxda ahaa baa fuulnay.
Muhiimada ugu wayn suuqaan waa intaas in aa aqrin kartid jihada suuqa aad ogaan kartid meesha moveka saxdaa kaa jiro, intaas hddaa iska dhistid waxaa ka …
❤6🔥1
13 Jul 2025, 09:26 UTC762 views5 reactionsread 19 August 2026 Casharkaan wuxuu muhiim u yahy qof walba oo trader ah wuxuuna ka hadlayaa qaabka aad ola dealgarayn lahyd emtionkaaga nooc kast uu yahy.
Waana meesha ay ka bilaabato xakamayn nafta io ka adkaanshiyaheeda.
❤5
13 Jul 2025, 09:23 UTC703 views6 reactionsread 19 August 2026 https://youtu.be/ZtisJtFjOew
❤4💯2
3 Jul 2025, 11:32 UTC651 views2 reactionsread 19 August 2026 Analyskaan saakay hdda dib u eegtid waa arkasaa waxa suuqa ka socda.
Gold markaa joogtid waa pair aad dabeecadihiisa fahmi kartid hddaa baratid. Kaliya xoogaa waqtiya inaa galisid unbaa kaa xigtay.
Qof walboo analayskaa ka faaidaystay well done.
🔥2
2 Jul 2025, 18:09 UTC618 views12 reactionsread 19 August 2026 Casharkaan wuxuu hordhac u noqon doonaa cashara badan oo ku saabsan mindsetka iyo discipline.
Intii awoodayda waxaa isku dayayaa inaan saxno ama ugu yaraan aan ogaano meesha ay waxka khaldanyihiin.
Waayo waxaa arkasaa qof haysta system 80% win rate haysta oo ku dhiban inuu suuqa lacag ka sameeyo iyo min 30% win rate lacag ku samaynaya.
Ani ahaan systamkaan aan ardada baro waxaa dhihi karo inta system arkayay wuuka …
❤11🔥1
2 Jul 2025, 18:05 UTC500 views1 reactionsread 19 August 2026 https://youtu.be/ZTOL5YCSqJ4
❤1
28 Jun 2025, 17:01 UTC693 views18 reactionsread 19 August 2026 Asc sxbyaal
Channelkaan dhalibyaro badan baa ku jirta waxaana filayaa qof walba inuu wax un ka faaido buu usoo galay.
Aniga systemkaan aan isticmaalo casharo badan oo free ah waa idinkaga diyaariyay waana idin siiyay anigoon waxba idinka hagran oo muuqalada youtubekayga waa arki kartaa qaabkaan wax usoo gudbiyay, sdoo kale mentorship waan sameeyay aan ardado kooban si gaar ah ugu taba baro si aad oga faaidaysataan.
…
❤17🔥1
22 Jun 2025, 17:46 UTC602 views10 reactionsread 19 August 2026 Tradinku waa mind game intaas waa isku raacsannahy.
Saa awgeed waxaa muhiim noqonaya waxa loo yaqaano self awarenesska ama garasha naftaada inaa sifcn u baratid.
Inta chartska barashiisu muhiim tahay inla midah ayay muhiimtahay barashada naftaadu waxay kaa saacidaysa inaa fahantid meesha ay salaadu ka xirmi la dahay.
Qof walba wuu ogyahay in psychology yahay wax aad muhiim ugu ah suuqaan lkn way adagtahy inaa maant…
❤7🔥2💯1
21 Jun 2025, 09:07 UTC563 views10 reactionsread 19 August 2026 THE EQUATION FOT LIFE
Aragtida isle egta noloeha waa fikrad aan ku isticmaali karno qayb kasta oo nolosha ka midah. Waxayna ka koobantahy
EVENT
RESPONSE
OUTCOME
Evantgu wax kastay noqon karaan fikir, dareen, cimilo, ama qof xaqiiqaduna ma ahan kuwa aan wax ka qaban karno waayo waxay ka dhacaan wax awoodeena ka baxsan.
OUTCOMEkuna waxay ku xirantahy sida aad oga falcelisid dhacdadaas.
Hddaba waxaa kuu xaqiijinayaa i…
❤6👍2🔥2
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Cameytrading. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.