8 Aug 2026, 09:33 UTC242 views10 reactionsread 12 August 2026 Photo
Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan:
https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1
Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada.
Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.
👍7💯3
4 Aug 2026, 19:21 UTC372 views8 reactionsread 12 August 2026 Duceesta i.a guul dhamaantiina Team 8aad idin rajeynayaa
❤5👍3
4 Aug 2026, 19:19 UTC378 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
Goboll banadir 8aad way isku dhamatyy
Axada soo socta
Sanadkan meel ku qoro f4 natiijadiisa mell dher majirto
8aad 3 malin ka hor way hesten xogtan agasinkana cawada ayuu soo saray waa sida aan ani usheegay isbuuc ka hor
👍5❤1
29 Jul 2026, 16:51 UTC575 views10 reactionsread 12 August 2026 Video
Allo dhamaan Arday waliba sii natiijo uu kufarxo🤲
❤5👍3👏1😁1
12 Jun 2026, 05:17 UTC≈2,350 views23 reactionsread 12 August 2026 Photo
JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD EE DUGSIGA DHEXE SANAD-DUGSIYEEDKA 2025–2026
Wasaaradda Waxbarashadu waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda, waalidiinta, maamulayaasha dugsiyada iyo bahda waxbarashada in Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe ee Sanad-dugsiyeedka 2025–2026 uu si rasmi ah u bilaaban doono maalinta Isniinta, taariikhdu markay tahay 15-ka Juun 2026
Waxaan ardayda u r…
👍13❤10
11 Jun 2026, 13:19 UTC≈2,120 views4 reactionsread 12 August 2026 Photo
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 📢
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Koonfur Galbeed waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo maamulayaasha dugsiyada in imtixaankii la qorsheeyay hal malin dib loo dhigay sababo farsamo awgood.
imtixaanku wuuu si rasmi ah u bilaaban doonaa
taarikhda 15-ka, wuxuuna dhammaan doonaa 18-ka bisha.
Fadlan la soco jadwalka cusub, isla markaana u diyaar garoow…
❤2👍2
8 Jun 2026, 13:02 UTC≈1,850 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu waalidiinta iyo maamulayaasha dugsiyada ka codsanayaa inay ardayda ku wacyigeliyaan waxyaabaha loo oggol yahay inay imtixaanka la yimaadaan iyo kuwa ka reeban. Sidoo kale, waxaa muhiim ah in doorka waalidiinta iyo maamullada dugsiyadu si muuqata uga qayb qaataan diyaarinta iyo hagidda ardayda.
❤6
4 Jun 2026, 07:33 UTC≈1,810 views3 reactionsread 12 August 2026 Photo
Murajicada Imtixaanka dowladda F.8aad 2024-2025
📚Maadada = Saynis
🌃Habiinka = Axad
⏰️Waqtiga = 8:00 - 9:00
🌏Goobta = https://t.me/Fasalka_8aad
👀 Youtube =
👇👇👇 https://youtube.com/playlist?list=PL7bcfDYzpMYifKPtaJJLAhdwgatRez2dZ&si=FsfICI0yn_C9oRVC
Diyaar matihiin Team 8aad?
❤3
1 Jun 2026, 04:40 UTC≈1,570 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
Asc dhamaan Ardayda f4 waxaanu bilaabi doonaa murajicada Imtixaanka dowladda ee sanadkii ugu dambeyay lagalay 2024-2025
Maadada ugu horeyso waa Xisaabta F.8aad isku dayaa inaad sifiican ugu jawaabtan su,alaha kujiraan I.a
F.G Imtixaankan ugu dambeeyo %50 su,aalaha kujiraan waa kan aad gali doontaan sanadkaan marke sifiican iskaaga fiiriya
Kubiir lingigaas
👇👇👇
https://t.me/Class_8aad
❤3👍2
31 May 2026, 06:41 UTC≈1,390 views11 reactionsread 12 August 2026 Photo
𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗮𝗱𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 Galmudug 𝗲𝗲 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱-𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲
Waxaan idin rajaynayaa natiijo qurxoon dhamaantiina insha.Allah
Kubiir lingigaas wixii cusub
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad
👍7❤3😁1
31 May 2026, 06:19 UTC≈1,280 views2 reactionsread 12 August 2026 https://youtu.be/PLyKbk9ccN4?si=29SbDQDoPTsl9O2R
👍2
30 May 2026, 17:46 UTC≈3,540 views4 reactionsread 12 August 2026 Photo
𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗮𝗱𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱-𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲
Waxaan idin rajaynayaa natiijo qurxoon dhamaantiina insha.Allah
Kubiir lingigaas wixii cusub
👇👇👇👇
https://t.me/Class_8aad
👍3❤1
Showing the 12 most recent of 21 posts we hold for @Fasalka_8aad. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.