14 Sept 2023, 14:50 UTC614 views2 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @SheekooyinJacaylPhoto
C a a w i n :❗️
Fadlan Igu Caawi Hadii Wax Uun Ka Garanayso👇
Hadii Aad Wax Ka Taqaan Nambar-sireedyada Telefoonka Siiba Addeega Sahal Ee Shirkada Golis Qaabka Xayiraada Loo Saaro ama Loo Hakiyo Fadlan Loogana Qaado Ila Soo xiriir Kaarkaygii Ayaa Layga Xannibay.
F:G Arrintan Xayiradu Waa Ka Madax Banantahay Shirkada Golis Keliya Qof Yaqana Aya Iga Saaray.
Igala Soo Xiriir. @Abwaan_Saajac
❤2
9 Sept 2023, 04:14 UTC746 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
Muxuu Qabanayaa Bot-kan?
@download_it_bot
"Soo Dejinta Muuqalada Ku Jira Baraha Bulshada Sida Facebook, YouTube Iwm, Si Fudud Adiga Oo Aan Ka Dhex-bixin Telegram, Keliya Kudir Nuqulka Oo Aad Soo Qaadatay (Linkiga) Kadib Waxaad Heli Muuqaalkii Ama Maqalkii
Aad Dalbatay.
#QO 7
✅ @S_Telegram252
👍2😱2
1 Sept 2023, 16:37 UTC712 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
Muxuu Qabanayaa Bot-kan?
@Buugaag_bot
Kani Waa Bot- Ka Mid Ah Kuwa Ugu Wanaagsan Ee Ay Soomaalidu Samaysay Hadanuu Ahaynba Kan Ugu Wanaagsan, Waxaad Ka Helaysaa Quraanka Kariimka, Buugaag, Muxaadirooyin, Dhiirigelin Iyo Faaiidooyin Kale Oo Dheeri Ah.
#QO 6
✅ @S_Telegram252
👍2👏1😱1
1 Sept 2023, 04:33 UTC630 views2 reactionsread 8 August 2026 Photo
Muxuu Qabanayaa Bot-kan?
@AI_Background_Remover_Bot
Waxaa Aad Background-ka Kaga Saari Kartaa Sawirkasta Oo Aad Doonayso Adiga Oo Aan Ka Bixin Telegram Ku Dir Sawir Oo Hel Isaga Oo Background- La'aan Ah.
FG: Waxa La Ogolyahay Tiro Xadidan Oo Sawirro Ah Si Free Ah
#QO 5
✅ @S_Telegram252
❤1🔥1
1 Sept 2023, 04:22 UTC513 views2 reactionsread 8 August 2026 Photo
"Muxuu Qabanayaa Bot-kaan"
@StickerizerBot
Waxaad Awood U Yeelaneysaa Samaynta Stickers-ka Telegram Keliya Ku Qor Qoraalka Si Uu Ugu Beddelo Sticker.
#QO 4
✅ @S_Telegram252
❤1👍1
1 Sept 2023, 04:17 UTC462 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
Muxuu Qabanayaa Bot-kaan,
@html_to_pdf_bot
Wuxuu Kaa Caawinayaa In Uu Xiriiriye U Beddelo PDF La Akhrisan Karo,
Dir HTML Oo Hel Isaga Oo PDF Ah.
#QO 3
✅ @S_Telegram252
👍3❤1
31 Aug 2023, 11:00 UTC407 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
Ma ogtahay isticmaale; in Aaladan Aan Kaala Soo Dhex Hadlaayo E' Telegram ay tahay Tan ugu Isticmaalka badan Wadamada Ruushka, Itoobiya, Iyo W. Bariga Dhexe,
Sidoo kale Ma Ogtahay in Telegramku Shanta Sanno Ee Soo Socda Laga Filayo in uu Noqdo Barnaamijka ugu Isticmaalka badan Koonka Aynu Kor Saaranahay.
Dhanka kale Ma Ogtahay in Telegram- 100% Uu Ka Fiican Yahay Baraha Bulshada We Kaleeto,
-QO 2
#Ogoow
@S_Tele…
👍1
31 Aug 2023, 10:55 UTC422 views4 reactionsread 8 August 2026 Asalaamma Calaykuum,
Waan Salaamayaa Ruux Kasta Oo Akhrinayaa Fariintaydaan Kooban, Xilli Kasta Oo Ay Soo Gaadho,
Kannaalkaan, @S_Telegram252
Waxaannu U Asaasnay Naguna Kallifay Kadib Markaan Aragnay Baahida Bulsho Badan Oo Soomaaliyeed U Qabaan, Iney Wax Ka Ogaadaan Barnaamijkaan Telegram,
Tiiyoo Marba Marka Ka Dambaysa Ay Kor U Sii Kacayaan Kuna Soo Badanayaan Barnaamijkaan Isticmaalayshaa Ku Hadla Luuqadaan Aan …
👍3❤1
31 Aug 2023, 10:03 UTC348 views0 reactionsread 8 August 2026 @S_Telegram252
Channel created
Showing the 10 most recent of 10 posts we hold for @S_Telegram252. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.