19 Mar 2026, 20:05 UTC969 views13 reactionsread 26 August 2026 Photo
𝙀𝙄𝘿 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 Walalaha qaliga ❤💥
April ila December Wa 9 bilood Hadu alle ina Gaarsiyo Waxa ino balana Natiijo
Waxa heysata 9 bilood Waxa badalikarta ama Hormarin karta qofka aad Maanta Tahay Waxa Challenge kula jirta wa Naftada
Meshe ay Wax kumareyso La deal garey Ha boodin qofkale ha is barbardhigin hooskaga ina ka Cararto Marna dhici Meyso
Waxbdn Casharada daawo Si aad uhesho Fahan Waxbdn backtesting Samey si a…
❤13
Signed Ayanle
22 Dec 2025, 14:19 UTC≈1,520 views17 reactionsread 26 August 2026 Video
〽️ Muuqalkan Part 1 bu Noqon doona Marka Loo fiirsho qodobka ah Side ufakareysa Kahor Trade-ka oo ah qodob balaaran
📊 Bias Guud & Bias-ka Maalinta Midka Bisha dhaman Waad Master Gareyn Mar Hada Fahanto isku Xirashada Multiple Timeframes
Dawasho Wcn ✨️
❤17
Signed Ayanle
21 Dec 2025, 19:46 UTC≈1,440 views14 reactionsread 26 August 2026 Photo
✨️ Muuqal kadhigaya Profesional Trader
↪️ isku Xirka Suuqa Wa Sirta Helida Entry Cafimad leh
〽️ Suuqa dhaqaq walba usameyo Wax aad Sii ogeyd bay Noqon Mar hade isku Kaa Xiranyihin 4H 30min 5min
📊 Suuq 6 Trillion dhextaalo dabcan wuxu uqalma in Loo Fiirsado Kahor Entry
Berri Galab 16:30 Halkan kala Soco ✔️
❤14
Signed Ayanle
25 Nov 2025, 19:15 UTC≈1,510 views17 reactionsread 26 August 2026 Video
✨️ Waxa Joogna dhamadka Sanadka 2025 Maxa Ku qabsoomay ?
📉 Waqtigu Wa invesment Wixi aad Galiso aye berri Miraheda Guraneysa
🔈 Codkan Maqalka ah Waxan kuxusaya Sirta kadambeysa inu qofka Noqdo Trader Sax ah
Dhageysi Wcn ❤
❤17
Signed Ayanle
1 Nov 2025, 19:47 UTC≈1,680 views28 reactionsread 26 August 2026 Photo
📊 Labo Jawaab oo Soo Koobeysa 𝙁𝙤𝙧𝙚𝙭 inu Xalaal yahy
📙 Marka kowad isweydi Sheyga qamaarka ah Waxbarasho iyo Academy miya Loo daba Fadhista ?
Simply Jawabtu Wa Maya
〽️ 𝙁𝙤𝙧𝙚𝙭 Wa Xirfad labarto Weliba Sanado Xita Naftada aya baraneysa Routine ba Yelaneysa waxbarashada kale aan somarnay Xita kunjeer way ka Saameyn bdn tahay
𝙦𝙖𝙢𝙖𝙖𝙧𝙠𝙖 Riskmanagement Miyu Le yahay is weydi ?
𝑺𝒊𝒎𝒑𝒍𝒚 Jawaabtu Wa Maya
✔️ 𝙊𝙜𝙤𝙬𝙨𝙚 Xaaran…
❤28
Signed Laporte
27 Oct 2025, 17:51 UTC≈1,420 views28 reactionsread 26 August 2026 Photo
𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙒𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙝𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙏𝙧𝙖𝙙𝙚 ⚠️
Qofka Marku bislaado oo Trader Qaangaar ah Noqdo Waxyabaha uu Xaqijiyo qodobkan aya kamid ah
📊 Suuqa Maalmo uu is diyaariyo ayu leyahy iyo Maalin Entry uu bixiyo is diyarintu waxa lagu qiyaasa 70 ila 80% Entry Suuqa wuxu bixiya 30%
📙 𝘾𝙖𝙨𝙝𝙖𝙧𝙠𝙖 Mesha kujiro Wa in 80% Suuqa Marku is diyarinayo Wa Marka larabo in Nafta Xakameyso Marka ugu bdn ee dadku Suuqa kudhintan Wa Markas
〽️…
❤28
Signed Laporte
25 Sept 2025, 10:52 UTC≈1,610 views29 reactionsread 26 August 2026 Photo
Maalgashiga ugu Weyn Wa Waqtiga 🌱
✨️ Sido kle ogow Waxa aad bixineysid Had iyo jeer Waxa kaweyn Waxad Kafaa,ideysid
🪄 Dhowr Sano Cimrigaga ah aad Camal Wngsn Fashay kwrn hada kuheleyso Jano aan dhamaneyn
🌍 Sidas okale Waxwalbo dunidan dhexdeda Yaala oo aad Guusheda Rabto Waqti ay Kaga baahantahay
📊 Marka Forex La joogo Boqolalka dollar ee Waxbarashada kubixineysid Waxa Kaweyn boqolalka kun aad Ka Sameyn doonti…
❤29
Signed Laporte
10 Sept 2025, 12:09 UTC≈1,840 views18 reactionsread 26 August 2026 Photo
✨️ Muuqal Soo Koobaya Forex Jidka Saxan ay Tahay ina umarto Si Guul La Taabankaro ugaarto
💰 Retail Traders Hada Nahay 99% Go.aanka Waxa Ku Gaarna Chart isla Meshas Waxa Xidig ka ah Trend oo ah Furaha Fursad walba iyo Multiple Timeframes
〽️ Analaysing Hadu Kugu adagyahay iyo Hadi Entry point kugu adagyahay dhaman Waxay Kulaabaneysa Aqrinta Trend-ga iyo is Waafajinta Multiple Timeframes
📊 Entry Wuxu Fududada Mark…
❤18
Signed Laporte
10 Aug 2025, 20:32 UTC≈2,000 views31 reactionsread 26 August 2026 Photo
✨️ Qofka aad Noqon doontid Wa qofka Aad Tahay Marka Kaliga aad Tahay qarsoodida Noloshada iyo Sida ufakartid Sida Ficil ahan ula dhaqantid Xirfada Sida alle u xustid iyo Sida u Sameysid Salaadaha Sunada ee qofna aan ku arkeyn
🟢 Waxa qofwalba uu Noqon doono Wa Waxa uu Private-kisa Sameeyo
Marke Forex Timaado ☀️ Si walba Academy fican ama Comunity fican uheysatid Marna qof Guuleysta Ma Noqoneysid Hadi Marka kaliga …
❤31
Signed Laporte
19 Jul 2025, 10:14 UTC≈2,220 views20 reactionsread 26 August 2026 Video
▶️ Wa Mawduuc Weyn oo aan aaminsanahay inu Cadeyn uyahy Why Suuqa uu Kugu adagyahay oo aad ugu Warersantahay Xita Adigo 4sano Kahor bilaaway ama Labo Sano kahor
〽️ Maxa adkeeya Suuqa ? Ma Tecknical ba Suuqa adkeeya Mise ?
🚷 Waxyabo Waaweyn oo Chart kabaxsan oo Filter ubahan aya Jiro Kuwaso Kaa Hor Taagan Guusha Suuqan
📞https://wa.me/2520685657685
❤20
Signed Ayanle
25 Jun 2025, 18:36 UTC≈2,460 views31 reactionsread 26 August 2026 Photo
☀️ Fa,idoyinka Suuqa Forex
Waxa Kamid eh inadan Ka Walwali donin Raadinta Shaqo
💰 Sido kle dhaqalaha ad Kaheleysid in usan ehen Mid Limit ah oo Tusaale Hadi bishan $1000 aad Sameysay bisha Xigta aad awood uledahay ina $2000 Sameynkarto
✅️ in Weliga aad Ka Shaqeysan doontid Suuqa Forex usan ehen Wax Xirmaya Sida Tukaamada iyo Xarumayasha kale ee Ganacsi
💰 Dhaqalaha Kaso Gala Suuqa in Adiga Kaliya aad ogtahay oo …
❤31
Signed Ayanle
9 Jun 2025, 08:10 UTC≈2,300 views13 reactionsread 26 August 2026 Video
💡 isbuuc Wanagsan dhamantin
Muuqalkan Wa Falanqeyn anku Sameeye Lacagaha dollarka EURUSD GBPUSD USDCAD USDCHF Fursadaha isbuucan Laga Helikaro
💰 Falanqeymaha u daawo Si aad udhuuxdo hab Fikirkeyga iyo Suuqa Meelaha anka Fiirsho ee Ha udaawan hab Signal ah
〽️ isbuuc Walba Kaficnow isbuuci Ka Horeye
Waxa Tartan kula Jirtid Wa Naftada
📔 Waxbarashada Joogtada ah dadaalka Joogtada ah iyo dulqaadka aad bixineysid…
❤13
Signed Ayanle
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @ayanletrader. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.