9 Mar 2025, 16:23 UTC≈24,000 views85 reactionsread 7 September 2026 Photo
DEG DEG: Maamulka Yuhuuda ayaa ku dhawaaqay inay korontada ka jari doonaan shacabka Gaza.
FG: Marinka Gaza oo go'doon iyo cunaqabatayn cirka iyo dhulka ah ku jira ayaa korontada iyo biyaha waxay uga yimaadaan dhanka Yuhuuda, iyadoo ay xusid mudantahay in dhinaca kale ay ka jiraan Masar oo qayb ka ah cunaqabataynta lagu hayo shacabka dhibaataysan ee Gaza.
😢32❤29👍16💔4😭4
8 Mar 2025, 13:39 UTC≈19,300 views11 reactionsread 7 September 2026 Video
Deg Deg | taangiyada iyo gawarida Israa'iil ayaa xerada janin gudaha usii galaya.
👍8❤3
7 Mar 2025, 20:32 UTC≈16,600 views8 reactionsread 7 September 2026 Video
الجندي الصهيوني الأسير متان أنجرست "الطريق الوحيد لإعادتنا هي صفقة التبادل والانتقال للمرحلة الثانية"
Captive Zionist soldier Matan Angrest: "The only way to bring us back is through the exchange deal and moving to the second stage."
#طوفان_الأقصى
❤5🔥3
7 Mar 2025, 12:54 UTC≈13,600 views12 reactionsread 7 September 2026 Photo
Trump ; “ Waxaan doorbidayaa inaan Iran la heshiiyo, waxaan warqad u diray Khamenei… Iran ma yeelan karto nukliyeerka! Waxaa jira fursade kale oo miiska saaran.”
❤5👍5👏2
7 Mar 2025, 12:15 UTC≈10,700 views25 reactionsread 7 September 2026 Video
Iska hor-imaadyo ka dhacay wadada caalamiga ee M-4 wasaarda difaaca ee suuriya ayaa weerar saf mar ah ku qaaday firxadka ciidamada daalimga bashaar al asad kuwas oo ku dilay 15 muwadin suuriyan ah.
❤15👍10
5 Mar 2025, 10:59 UTC≈8,280 views7 reactionsread 7 September 2026 Video
DAAWO: Diyaaradaha dagaalka Yuhuuda ayaa xalay duqaymo culus ka geystan duleedka caasimada Suuriya ee Dimishiq.
FG: Yuhuuda ayaa daandaansi xooggan ku wadda dawlada cusub ee Suuriya iyadoo dardar gelisay duqaymaha goobaha muhiimka ah iyo sidoo kale inay gudaha usoo gasho magaalooyinka Suuriya ilaa ay mararka qaarkood soo gaarto meel 30km oo kaliya u jirta Dimishiq.
👍5😢2
2 Mar 2025, 00:50 UTC≈6,650 views18 reactionsread 7 September 2026 Video
أخرجوا الجميع ولا تفرقوا بين العائلات.. لا تدمروا حياتنا جميعاً
Get everyone out and do not separate families. Do not destroy all our lives
الوقت ينفد...
הזמן אוזל..
Time Is Running Out...
👍10❤5👏2😱1
1 Mar 2025, 10:46 UTC≈5,870 views18 reactionsread 7 September 2026 Photo
Ramadan mubarak dhamaan umada islaamka🌙
Bishani barakeysan aan ka faaideysano oo waa fursad dhimashada meel ay inoo soo jirto ma naqan kuwa ka faaideysta allow naga dhig oo inagu kulmi janatul firdows .🤲
❤10👍5🥰3
27 Feb 2025, 19:15 UTC≈4,970 views12 reactionsread 7 September 2026 Photo
" Dawladda cusub ee Suuriya waa koox Argagixiso Islaami ah oo ka timid Idlib, xoogna ku qabsatay Dimishiq", sidaas waxaa warbaahinta u sheegay wasiirka arimaha dibadda maamulka Yuhuuda.
FG; Hadalkaan wuxuu ku soo aadayaa xilli ay Yuhuudu duqaymo ku billawday gobollo badan oo Suuriya ah ayna ugu dambaysay duqaymihii ay xalay ku garaacday duleed caasimada Dimishiq.
👍11❤1
22 Feb 2025, 19:30 UTC≈5,330 views25 reactionsread 7 September 2026 Video
DAAWO: Mid kamid ah maxaabiista Yuhuuda oo madaxa ka dhunkanaya dagaalyahanada Falastiin kadib markii maanta uu xoriyadiisii dib u helay.
FG: Dhamaan maxaabiistii Yuhuuda ee ku jiray gacanta dagaalyahanada Gaza ayaa sheegay inay macaamil wanaagsan kala kulmeen dagaalyahanadii gacanta ku hayay, halka maxaabiista Falastiin ee ay Yuhuudu hayso ay la kulmaan ciqaab iyo tacadiyo aad u xanuun badan halka qaarkood ay ciqaa…
👍11❤7🥰3👏2😭2
22 Feb 2025, 19:27 UTC≈4,590 views8 reactionsread 7 September 2026 Video
DEG DEG: Daawo dagaalyahanada Falastiin oo sii daayay askari Yuhuud ah oo asalkiisu ka soo jeedo Itoobiya.
Askarigaan Yuhuudka Itoobiyaanka ah oo lagu magacaabo Avera Mengistu ayay dagaalyahanada Falastiin hawlagal gaar ah ku qabteen sanadkii 2014, wuxuuna gacantooda ku jiray muddo 10 sano ah.
❤6👍2
17 Feb 2025, 14:32 UTC≈4,960 views19 reactionsread 7 September 2026 Video
☝️
❤15👍2🔥2
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @dagaalkagaza_suuriya. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.