26 Aug 2026, 10:05 UTC221 views1 reactionsread 28 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10
๐ Tatbith โ Qurโaan Memorization App
Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murฤjaสฟada Qurโaanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) โ nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murฤjaสฟo.
โ
Habab xifdin oo kala duwan
๐ง Qurโaan dhageysi & ku celcelin
๐ Hifdh Method oo nidaamsan
๐ Murฤjaสฟo iyo xifdiga oo la adkโฆ
โค1
Signed Abz
24 Aug 2026, 22:40 UTC137 viewsread 28 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aแด
แดษชษด โคท @SomaliAd
Signed Abz
20 Aug 2026, 06:44 UTC835 views20 reactionsread 28 August 2026 Photo
In lagu jeclaado waa mudan tahay waayo qarnigan lama helaayo qof adoo kale ah Hppie qalbigayga waxaad ka noqotay iftiin aan damin xitaa marka mugdi igu hareereeyo waxaad tahay qofka aan ku nasto aan ku aamino aan ku farxo mar kasta oo aan kaa fikiro qalbigaygu wuu degaa adigaa iga dhigay jacaylka macnihiisa mid dhab ah oo la dareemi karo waana sababta aan kuu arko mid aan la heli karin qof kula mid ah lama arag mana โฆ
โค18๐2
19 Aug 2026, 17:30 UTC391 views3 reactionsread 28 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aแด
แดษชษด โคท @SomaliAd
โค3
Signed Abz
18 Aug 2026, 06:08 UTC853 views7 reactionsread 28 August 2026 Photo
Farxaddaydu markasta oo aan ku dheehdo muuqaga qalbigaygu wuxuu dareemaa deganaansho iyo farxad aan erayo lagu qiyaasi karin indhahaygu waxay ku nastaan aragaaga qalbigayguna wuxuu jeclaystaa joogitaankaaga wada jirkeenna wuxuu ii yahay hadiyadda ugu qaalisan ee aan haysto maalin kasta waxaan Alle uga mahadceliyaa inaad noloshayda qayb ka tahay waayo dhoolla cadeyntaada ayaa iftiin u noqota qalbigayga jacaylkaagana wโฆ
โค5๐ฅ1๐1
17 Aug 2026, 06:41 UTC886 views12 reactionsread 28 August 2026 Photo
Qof walba noloshiisa waxa ku jira qof qalbigiisa meel gaar ah ka gala laakiin aniga adiga waxaad ii tahay qofka ugu qiimaha badan ee aan Alle igu mannaystay joogitaankaaga wuxuu qalbigayga ku beeraa farxad deganaan iyo rajo mar kasta oo aan kula hadlo ama ku arko waxaan dareemaa inaan haysto wax aan dunida oo dhan ka qaalisan yahay dhoolla caddayntaada waxay ii tahay farxad hadalkaaguna wuxuu ii yahay degganaansho waโฆ
โค10๐ฅ1๐1
16 Aug 2026, 09:12 UTC850 views11 reactionsread 28 August 2026 Photo
Hadii qalbigaagu si dhab ah qof u jeclaado masaafadu ma kala fogeyso quluubta is fahantay Waqtigu wuu socdaa maalmuhuna way is bedelaan laakiin jacaylka runta ahi ma yaraado ee wuu sii xoogaystaa Qofka qalbigaaga deggan wuxuu kula jiraa farxadaada iyo murugadaada xitaa haddii indhahaagu aysan maalin kasta is arkin Xusuustiisu waxay noqotaa iftiin qalbigaaga ka dhex baxa.....โค๏ธโ๐ฉน๐ซ๐ซ๐๐๐๐
FADLAN NAGU TAAGEER (๐ฉต)AMA (๐)
โฆ
โค9๐ฅ1๐1
15 Aug 2026, 17:03 UTC440 views2 reactionsread 28 August 2026 Photo
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admi
๐ฅ2
Signed Zaxiibka Nolosha
15 Aug 2026, 04:50 UTC924 views11 reactionsread 28 August 2026 Photo
Xiisahaagu ma aha mid erayo yar lagu cabbiri karo mana aha wax qalbi si fudud u qarin karo Waa dareen maalin kasta igu so kordha waayo qalbigaygu meel walba oo uu eego adiga ayuu kugu raadinayaa Mararka qaar waxaan is iraahdaa maxaa qof keliya qalbiga sidaas ugu weynaan kara, laakiin marka aan adiga kaa fikiro jawaabtu way ii caddaanaysaa Waxaad noqotay qof aan xusuustiisu iga fogaan qof aan maalintii ka fikiro habeeโฆ
โค7๐ฅฐ2๐1๐ฅ1
12 Aug 2026, 05:09 UTCโ1,120 views17 reactionsread 28 August 2026 Photo
Waxaan jeclaan lahaa inaan kula joogo marka aad faraxsan tahay si aan farxadaada ula qaybsado iyo marka aad murugaysan tahay si aan kuu noqdo garabka aad ku nasto Marna ma doonayo inaad dareento kalinimo waayo qalbigaygu wuxuu kuu ballanqaaday inuu kula jiri doono xaalad kasta Adiga ayaan kuu noqon doonaa qof ku garab istaaga ku ixtiraama, ku qiimeeya, kuna jeclaada, maalin kasta si ka badan tii ka horraysay......โค๏ธโโฆ
โค13๐ฅฐ2๐1๐ฅ1
11 Aug 2026, 03:58 UTCโ1,150 views8 reactionsread 28 August 2026 Photo
Haddii adduunku kun jeer is beddelo, qalbigayguna hal qof ayuu mar walba dooran doonaa. Dooro adiga, waayo adiga ayaa qalbigayga baray waxa ay tahay in qof si dhab ah loo jeclaado. Ma aha quruxdaada oo keliya waxa aan jeclahay, balse waa qalbigaaga, dabeecaddaada, hadalkaaga iyo sida aad ii dareensiiso inaan leeyahay qof aan mar walba ku tiirsanaan karo.....โค๏ธโ๐ฉน๐ซ๐ซ๐๐๐๐
FADLAN NAGU TAAGEER (๐ฉต)AMA (๐)
โค๏ธ ใ
ค ๐ฌ ๐
โฆ
โค6๐ฅ1๐ฅฐ1
10 Aug 2026, 08:24 UTC987 views2 reactionsread 28 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
๐จ๐ฝ๐ฑ๐ฎ๐๐ฒ ๐จ
Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir.
Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah.
Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub.
Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama suโaalo, fadlan kala xiriira
๐๐ผ๐ผ๐
๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ง๐ฒ๐ฎ๐บ
๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ: @cilmooge1
FG : Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda
Kooxda Wadajir.
โโ
โค2
Signed ๐๐๐๐ ๐ข๐ข๐๐ ๐ฆ
Showing the 12 most recent of 33 posts we hold for @dhuuxjaceyl. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.