7 Aug 2026, 13:14 UTC10 viewsread 7 August 2026 waxaanan doonayay wallaahida inuu waxoogaa yara istareexo oo uu yara nasto
Maalinkii labaad ee godka khadnaqna rasuulku wuxuu kusoo noqdey baydkiisa isagoo doonaya inuu nasto , waxaana soo gaadhey markiiba khabar ah in khandaq ay dhibaato weyn ka jirto waxaa la arkay dhagax ballaadhan oo weyn oo cidi aysan awoodin inay jabiso! Dhagaxanina hadaan la jabin uu fursad siinayo cadowga iyagoo si yasiran oo fudud uga tallaa…
Signed محمد عبد الله سيد
7 Aug 2026, 13:14 UTC9 viewsread 7 August 2026 Photo
Sayyida Caa'isha Rc ayaa inoo warramaysa oo waxay tiri :
Maalin kamida maalmihii godka khandaq la qodayay ayuu rasuulku gurigiisii kusoo laabtay xilligii Fajarka isagoo daallan oo tabcaana.
Waxay tiri: agtayda ayuu rasuulku soo fadhiistay waxyar kadibna dhabtayda ayuu kusoo dhacay waxaanna dareemay sanqadhii
Hurdadiisa.
Weligayna khandaq ka hor maan maqlin rasuulka oo dhag ah oo sanqadhi ka baxayso
Waxyar kadibba al…
Signed محمد عبد الله سيد
6 Aug 2026, 18:01 UTC26 views1 reactionsread 7 August 2026 Voice message
Qisadii 13aad : Lacagtuu soo shaqeeyay ayaa balliga lagaga tuurey ?!
❤1
Signed محمد عبد الله سيد
HINDISE pinned «https://youtu.be/eXTAYZtykUY?si=wvRbV0Vrhp0CzDta»
6 Aug 2026, 16:06 UTC29 viewsread 7 August 2026 https://youtu.be/eXTAYZtykUY?si=wvRbV0Vrhp0CzDta
Signed محمد عبد الله سيد
5 Aug 2026, 17:35 UTC35 viewsread 7 August 2026 Photo
Ummu Kalthuum Inantii Rasuulka ﷺ
waxay ku dhalatay magaalada Makka, waxayna ku kortay gurigii Nebiga, iyadoo kusoo barbaartay gacanta aabbaheed Rasuulka Alle ﷺ iyo hooyadeed Khadiija binti Khuwaylid (RC). Waxay yaraanteedii ka baratay runta, xishoodka, iyo samirka.
Ka hor intii aan Nebiga ﷺ laa farin Risaalada inuu gudbiyo , Ummu Kulthuum waxaa loo meheriyey wiil uu dhalay Abuu Lahab, halka walaasheed Ruqiyana (RC)…
Signed محمد عبد الله سيد
5 Aug 2026, 17:35 UTC41 views2 reactionsread 7 August 2026 Inkastoo ay arrintaasi ku dhacday, Ummu Kulthuum (RC) hadana way samirtay, diinteedana way ku adkaysatayoo way xajisatay. Waxay la hijrootay muslimiintii waxayna u guurtay Madiina, iyadoo isaga tagtay dalkii iyo gurigeedii si ay u raadiso raalli ahaanshaha Alle.
Sanadkii labaad ee Hijriga, walaasheed Ruqiyya (RC), oo ahayd xaaska Cuthmaan binu Cafaan (RC), ayaa geeriyootay kadib xanuun lasoo darsay oo ay u dhimatay.…
👏1💯1
Signed محمد عبد الله سيد
HINDISE pinned «https://youtu.be/VE2Vo8COaa0?si=RltOB8NU1c0efdWi»
5 Aug 2026, 13:20 UTC35 viewsread 7 August 2026 https://youtu.be/VE2Vo8COaa0?si=RltOB8NU1c0efdWi
Signed محمد عبد الله سيد
4 Aug 2026, 16:25 UTC38 views0 reactionsread 7 August 2026 masuuliyadda, muslimiintana ugu baro, uguna diyaariyo xilka khilaafada ee uu damacsanaa inuu u dhiibo.
Intii lagu jiray go'doomintii ugu horreysay ee Qusdan-daniyah (Constantinople) uu ku qaadey, markii ay adkaatay xaaladdii go'doomintu, Mucaawiya wuxuu wiilkiisa u diray isagoo hoggaaminaya ciidan gurmad ah. Yaziid wuxuu hoggaamiyay ciidankii labaad ee loo diray furashada magaalada sannadkii 49kii Hijriyada.
Markii …
Signed محمد عبد الله سيد
4 Aug 2026, 16:25 UTC33 viewsread 7 August 2026 Photo
Yaziid bin Mucaawiya bin Abii Sufyaan bin Sakhr bin Xarb bin Umayyah bin Cabdi Shams, kunyadiisuna waxay ahayd Abuu Khaalid Al-Umawi.
Wuxuu dhashay sannadkii 26kii Hijriyada, xilligii aabbihii Mucaawiya uu ahaa guddoomiyaha Shaam, intii uu khaliifka ahaa Cuthmaan bin Caffaan (RC).
Hooyadii waxay ahayd Maysuun bintu Bahdal Al-Kalbiyyah. Mucaawiya ayaa guursaday ka hor intii uusan noqon khaliif.
Yaziid wuxuu ku barbaar…
Signed محمد عبد الله سيد
4 Aug 2026, 14:07 UTC32 viewsread 7 August 2026 Voice message
Qisadii 12aad: Saaxiibkay Sidaan Uma Dhiman karo, Ma dhici karto ...?!
Signed محمد عبد الله سيد
Showing the 12 most recent of 22 posts we hold for @hindiseh. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.