23 Nov 2024, 14:16 UTC459 views1 reactionsread 25 August 2026 Photo
Asc- Affiliate Marketin waa businesska maanta ugu sahlan dhanka online oo aad si fudud dhaqaale uga samayn karto, waxa kaliya ee aad u baahan tay waa in aad diyaarsato website iyo affiliate program kadibna aad xooga saarto marketing iyo promationka.
Hadda dalbo website affiliate diyaarsan kaas oo dhamaan ay ku jiraan affiliate programka ugu fiican , kaliya adna hadhow marketing u samee adoo isticmaaalaya social med…
❤1
Signed ITUS ITAABSI
10 Nov 2024, 13:53 UTC431 views4 reactionsread 25 August 2026 Photo
Asc. Salaan kadibna wxa aan maanta bilow sidii aan hore idinku balan qaadnay video taxane ah oo aan ku eegi doona boqolal website kuwaas oo bixiya adeegyada affiliate, waxa aan ugu magac darnay TAXANE , Caawa 7;00 waxa aan soo galin doona muuqalki koowaad .
👍4
Signed ITUS ITAABSI
4 Nov 2024, 09:02 UTC417 views4 reactionsread 25 August 2026 Photo
Ascm , Slaam kadib, marka aad amazon affiliate article diyaarinaysid , ee aa dku dari rabto call to action, kan oo kale waa call to action ugu fiican , dhanka wax iibsiga ,
👍4
Signed ITUS ITAABSI
31 Oct 2024, 10:19 UTC416 views9 reactionsread 25 August 2026 Photo
Asc Salaan Kadib. Waxa aan dhawaan bilaabi doona Video Taxane ah oo ku saabsan affiliate marketing marka aad website diyaarsato iyo products hesho, talaabada Xigtaa
dhalinyaro badan aya ku dhiban after affiliate marketing website talaabada xigtaa.
Sida darteed Taxane yaan lagag hor marin.
siddo kale Video like saar ai walalka oo u baahan Video inuu arko u gaadho.
Dhamaanteeenba Guul insha alllah
👍9
Signed ITUS ITAABSI
24 Oct 2024, 08:43 UTC384 viewsread 25 August 2026 Photo
Ka Mid Noqo 10 Qof ee Na Gaadhsiya 3K Subscribers, Mahadsnd
Signed ITUS ITAABSI
24 Oct 2024, 08:34 UTC427 views6 reactionsread 25 August 2026 ascm maalin/ habeen / wacan qof walba waxa ay u tahay.
Affiliate marketing marka lagu leeyay lacag badan ayaa laga sameeeya 💶💷💸 Waatan Iyado Xisaab ah.
Haddii aad iska diiwan Galiso 15 shirkadood
Oo shirkadiiba aad u keeento 100 macmiiil
oo halkiii macmiil lagugu diiyo 10$
waa sidan 15×100×10$: $15000
Waliba xooga saara saas Affiliate program, waayo iyagu waa recurring affiliate Taaso ah bil walba 15000$ w…
👍5❤1
Signed ITUS ITAABSI
19 Oct 2024, 07:06 UTC407 viewsread 25 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed ITUS ITAABSI
16 Oct 2024, 05:46 UTC410 views4 reactionsread 25 August 2026 Photo
muuqal cusub insha llah maanta yuu ku dhaaafin
👍4
Signed ITUS ITAABSI
11 Oct 2024, 06:59 UTC458 viewsread 25 August 2026 Photo
Asc- Salaan ka dib waxa aan hayna website adsense approved ah oo diyaarsan, waddanku ama county yahy Canada, waana wordpress blog website , oo ay la socdaan free domain 1 year iyo waliba free hosting one iyo waliba ugu yaraan 25 seo articles, sidda kalana kasoo muuqday google search.
Waa hal website oo kaliya yaan laga Hor qaadan , kasoo dalbo whatsappkeena : https://wa.me/message/N6OIZ7YACNG3M1
Signed ITUS ITAABSI
11 Oct 2024, 04:46 UTC387 viewsread 25 August 2026 Photo
Asc: Salaam ka dib, shirkaddan la dhaho interser ee bixisa adeegyda web hostingka, domainka, waxa ay siddo kalana ay bixisaa affiliate marketing kaaso oo ay halkii macmiil kugu siinayaan ugu yaraan 100$ ilaa 300$.
Halaga Faaiidaysto shirkaddan.
Haddii aad u baahanto in laga caawiyo oo lagu dhiso affiliate website , siddo kalana shirkadahan iyo kuwa kale oo badan lagugu xidho , nagala soo xidhiidh :
Whatsappkeena: …
Signed ITUS ITAABSI
11 Oct 2024, 04:27 UTC375 viewsread 25 August 2026 Photo
Ascm walal, Salaan K dib Marka aad rabto in aad hosting iibsato , ha eegin inta website ee ay ku siinayan tusaale 100 website, lkn eeg oo waydii -- inode limit -- hosting, waayo -- inode limit -- waa ka goaamiya inta website ee aad halkii hosting ku heli karto, -- haddii aan idinla wadaago shirada ugu jaban uguna fiican dhanka web hosting waa namecheap , waana ka aan dhamaan ganacsiyadeena u isticmaalo, sbbto waa qi…
Signed ITUS ITAABSI
10 Oct 2024, 08:38 UTC560 views5 reactionsread 25 August 2026 Photo
Guusha aad rabto waad gaaadhi kartaa haddii aad inta tiktok video daawanyso aaad malintii 2 hours galiso affiliate marketing ⏰⏰⏰ Time ka Faaiidaystaaa
❤5
Signed ITUS ITAABSI
Showing the 12 most recent of 15 posts we hold for @itusitaabsi. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.