11 Aug 2026, 20:32 UTC413 views14 reactionsread 25 August 2026 Photo
π WEEK 3 Β· DAY 2
π 11-Aug
ββββββββββββββ
π TRADES
1 Trade = +3.4% win
πΌ ACCOUNTS
- Live β $224 Β· no trade
- FP 10K (1) β $9,757 Β· +3.4%
- FP 10K (2) β $10,340 Β· +3.4%
ββ
Fundingpips waxay soo kordhiyeen copytrading platformka dhexdiisa ah.
π11β€3
11 Aug 2026, 14:47 UTC444 views3 reactionsread 25 August 2026 https://youtu.be/QIH1xJriCfI
π₯3
9 Aug 2026, 15:53 UTC540 views20 reactionsread 25 August 2026 Asc sxbayaal wiigan waxoogaa ayaan Yara xanuunsaday. Muuqaal reportkii labada usbuuc ah ayaan berri Soo galinayaa insha Allah.
Journey gan aad ayaan transparent uga ahayd sida cardigayga ah sxbayaal, wax kale idinkagama maqnayn. Wiig wanaagsan ayaan idin wada rajaynayaa.
Wiigana maalin kasta insha Allah reportka waan idinla Soo wadaagayaa
β€14π5π₯1
3 Aug 2026, 15:02 UTC810 views12 reactionsread 25 August 2026 π‘ Shaqada maalintii: Kaalay shaqadaada, sug inta trade lagu siinayo, marka lagu siiyo qaado, LOSS iyo WIN midkaad qaadato journal garayso β DONE!!
π‘ Shaqada Wiigii: Wiigan maxaan ku liitay, ku fiicnaa, u baahan inaan horumariyo, Farqiga u dhaxeeya shaqadaan qabtay iyo setupkaygu siduu u perform garayn lahaa. Gapkaa sidaad usoo yarayn lahayd waa wiiga dambe shaqadiisa.
β€11π1
3 Aug 2026, 14:49 UTC778 views11 reactionsread 25 August 2026 Photo
π WEEK 2 Β· DAY 1
π 02-Aug
ββββββββββββββ
π TRADES
1 Trade = -1.5% (Loss)
πΌ ACCOUNTS
- Live β $224 Β· no trade
- FP 10K (1) β $9,700 Β· -3%
- FP 10K (2) β $10,000 Β· no trade
π Bayaamin:
laba qodob aan bayaamiyo setupyada aan isticmaalo sidan uma guul hooseeyaan, lkn wiigii tagay performancekaygu aad buu u liitay reoprtka usbuuca oo hada editingka ku jira ayaan ku sharaxi doonaa meelaha aan ku liitay iyo ka trader ahaβ¦
π8π₯3
1 Aug 2026, 15:57 UTC714 viewsread 25 August 2026 Posted without readable text
31 Jul 2026, 16:53 UTC761 views6 reactionsread 25 August 2026 https://youtu.be/xQB9BNZyk6E
π₯6
30 Jul 2026, 19:24 UTC782 views13 reactionsread 25 August 2026 Photo
π WEEK 1 Β· DAY 3
π 29 July
ββββββββββββββ
π TRADES
Wax trade ah ma qaadan maanta!
πΌ ACCOUNTS
- Live β $224 Β· no trade
- FP 10K (1) β $9,900 Β· no trade
- FP 10K (2) β $10,000 Β· no trade
π Xisaabxidh
In aad trade garayso maalin arrimo kale oo nolosha ahi ku mashquulinayaan oo focuskaagu fiicnayn waxa ka fiican in aad nasato tradingkuna meel kaama tagayo e maskax degan aad ku shaqaysato. Joogtayntu iyadoo muhim ah haβ¦
π13
29 Jul 2026, 14:48 UTC740 viewsread 25 August 2026 WEEK 1
Maalintii 2aad xisaabxidh: 29-July
----
1 Trade: -1R (-3%)
Live account Balance: $224 (no trade taken)
FP 10K (1): $9900 (1 loss trade -3%)
FP 10K (2): 10,000 (no trade taken)
29 Jul 2026, 14:47 UTC718 viewsread 25 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
28 Jul 2026, 17:51 UTC765 viewsread 25 August 2026 Photo
WEEK 1 Maalintii 1aad xisaabxidh: 28-July
----
1 Trade: +1R (+2%)
Live account Balance: $224 (no trade taken)
FP 10K (1): $10,180 (1 win trade +2%)
FP 10K (2): 10,000 (no trade taken)
28 Jul 2026, 17:36 UTC659 viewsread 25 August 2026 Photo
Wareegii koobaad iyo Live accountkayga yar: $250 to $372
ββ-
3 Trade:
3 Trade win (Guul): 3R ($124)
0 Trade Loss (2 trade oo aan khasaaray ayaa jiray min 1R oo u dhaxeeyey 3daas trade lkn accountkan kuma qaadan ee accountkayga Shakhsiga ah ee Live ka ahaa ayaan ku qaatay.)
ββ
Showing the 12 most recent of 14 posts we hold for @p4ptrading. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked β was rounded by Telegram before we ever saw it β t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so β1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.