1 Jul 2026, 07:57 UTC781 views5 reactionsread 28 August 2026 Hambalyo 1-da Luulyo, Ummadda Soomaaliyeed oo dhan! 🇸🇴
Maanta waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah midnimada, gobannimada iyo rajada shacabka Soomaaliyeed.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu dalkeenna ku mannaysto nabad waarta, amni, horumar iyo barwaaqo, isla markaana uu mideeyo quluubta shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Qaran xooggan wuxuu ku dhismaa midnimo, wadajir iyo jacaylka dalkiisa.
Hambalyo …
❤4🥰1
30 Jun 2026, 21:03 UTC774 views3 reactionsread 28 August 2026 Photo
Hamablayo somali weyn🇸🇴🫡
❤2🥰1
30 Jun 2026, 11:22 UTC725 views4 reactionsread 28 August 2026 Photo
Jawiga muqdisho. Alxm iyo Roobku waa raxmad, jawiguna waa farxad. Maalin kasta oo Eebbe kuu waabariisiyo waa fursad cusub oo nolosha lagu qurxiyo.” 🌧️🤍
❤4
29 Jun 2026, 19:09 UTC734 viewsread 28 August 2026 “Qof walba wuu tagi karaa… laakiin ma wada qaadan karo xanuunka uu ka tago. 🖤🥀”
29 Jun 2026, 19:08 UTC709 views3 reactionsread 28 August 2026 💔 Mararka qaar jacaylku laba qof isku si uma dhaawaco…
Adiga waxaa laga yaabaa inaad haysato qof kale oo qalbigaaga buuxiyay, laakiin aniga cid kale ma hayo.
Adiga waxaa laga yaabaa inuu kuugu egyahay madax-xanuun oo keliya, adigoo go’aansaday inaadan sii wadin xiriirka. Laakiin aniga, dhamaadkiisu wuxuu ii noqday murugo, qalbi xanuun, iyo xusuus aan weli iga dhammaan.
Qofka wax badan jeclaada mar walba waa kan dh…
❤3
29 Jun 2026, 13:58 UTC649 views5 reactionsread 28 August 2026 Mararka qaar Iska dhigistu waa gaashaan, jacaylkuna waa sir aan indhaha laga qarin karin.
❤5
29 Jun 2026, 13:52 UTC633 views1 reactionsread 28 August 2026 Photo
Qoraal mudan qaadasho✍️
👍1
14 Jun 2026, 06:58 UTC884 views12 reactionsread 28 August 2026 Saaxibada qoraal mudan qaadasho telegram Maku shaqeenayaah dhowr fariimo ayaa iso garay saakay ✍️
💯8❤4
13 Jun 2026, 17:24 UTC902 views1 reactionsread 28 August 2026 Photo
Waxaad noqonaysaa qofka aad maalin kasta ku celceliso inaad tahay
❤1
13 Jun 2026, 08:50 UTC848 viewsread 28 August 2026 Photo
Haddi aad rabto barashada qur.annka iyo. Hingaada la xariir number kaan 613579220. D.nashaad online qur.Aan
11 Jun 2026, 07:43 UTC858 views1 reactionsread 28 August 2026 https://youtu.be/bMvzHiOG6qQ?si=lxRwApfKe4NgRlN2
❤1
9 Jun 2026, 11:19 UTC869 views1 reactionsread 28 August 2026 Waxaan rabaa dad badan oo leh waa kaas Passport Soomaali ah wax ma taro, horta ma ogtihiin in Cumar la siiyay visaha Dal kugalka Mareykanka oona ku dhoofay Passportkaas , balse ciladu Noqotay galista gudaha sababa la xariira Baaritaanka ay marsiiyeen .
Xasuuso Weeraryahanka Ciraaq in 7saac la baaraayay kadibna loo ogalaaday, garsooraha passport ma eersan ee waa baarista kadib inay diideen inui gudaha ugalo .
Hadda …
❤1
Showing the 12 most recent of 18 posts we hold for @qoraal09. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.