19 Aug 2026, 17:35 UTC23 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aแด
แดษชษด โคท @SomaliAd
Signed Abz
13 Aug 2026, 16:04 UTC154 views3 reactionsread 20 August 2026 Photo
๐ BUUGGA BISHAAN: FAKAR OO HODAN NOQO
Ma doonaysaa inaad yeelato caado wax-akhris oo joogto ah?
Ku soo biir Akhriye Club oo nala akhri buugga "Fakar oo Hodan Noqo" muddo 30 maalmood ah. Maalin kasta waxaad akhrin doontaa 10 bog oo keliya, wakhtiga firaaqadaada.
โจ Barnaamijku waa online, qof walbana si gaar ah ayuu u akhrisanayaa, annaguna waxaan kula socon doonnaa jadwalka maalinlaha ah.
๐ฏ Iska diiwaangeli maanta kaโฆ
โค3
Signed Writer
26 Jun 2026, 12:21 UTC650 views7 reactionsread 20 August 2026 ๐ Ku Soo Biir Akhriye Books WhatsApp Group!
Ma jeceshahay akhriska iyo kororsiga aqoonta?
Ku soo biir Akhriye Books WhatsApp Group, halkaas oo aad ka heli doonto:
๐ PDF-yo bilaash ah ๐ Buugaag cusub ๐ก Talooyin iyo dhiirrigelin akhris ๐ข Wararka iyo barnaamijyada Akhriye Books
๐ Ku biir adigoo gujinaya link-ga hoose:
https://chat.whatsapp.com/H3AptY9gF1LFAhtvX1RbY8
๐ฑ Akhri maanta, koboc berri. ๐ AKHRIYE BOOKS
โค7
Signed Writer
25 Jun 2026, 08:53 UTC666 views3 reactionsread 20 August 2026 Photo
๐ Ma rabtaa inaad 30 maalmood gudahood yeelato caado akhris oo joogto ah?
Akhriye Club wuxuu kuu soo bandhigayaa 30 Days Reading Habit Challenge, fursad gaar ah oo aad ku dhisan karto caado akhris joogto ah, kuna kobcin karto aqoontaada, fahamkaaga, iyo horumarkaaga shakhsiga ah.
๐ Waxaa kuu diyaar ah buug si taxaddar leh loo xushay.
๐๏ธ Waxaa ku weheliya jadwal habaysan oo kuu fududaynaya dhamaystirka akhriska.
๐ฅโฆ
โค2๐1
Signed Writer
24 Jun 2026, 13:33 UTC468 viewsread 20 August 2026 Photo
๐ AKHRIYE BOOKS
๐ฏ BARNAAMIJKA 30-KA MAALMOOD EE BUUG-AKHRISKA
Ma rabtaa inaad yeelato caado akhris joogto ah? Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo aqoontaada, fikirkaaga, iyo fahamkaaga?
Kusoo biir Barnaamijka 30-ka Maalmood ee Buug-Akhriska oo ay kuu diyaarisay Akhriye Books.
Waxaad heli doontaa:
โ
Jadwal akhris maalinle ah
โ
Koox wadareed oo dhiirrigelin ah
โ
La wadaagis fikrado iyo faa'iidooyin
โ
Kor u qaadista caadadโฆ
Signed Writer
21 Jun 2026, 00:37 UTC400 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @TajAlQira
๐ง๏ธ๐คฒ Xusuusin Habeenimo
Haddii aad soo jeeddo waqtigan, ka faa'iidayso fursaddan qaaliga ah.
Roobka da'aya iyo saacadaha dambe ee habeenka waa waqtiyo fadli badan leh oo ducada lagu rajaynayo in la aqbalo. Waa waqti uu addoonku Rabbigiis ugu dhowaado baryo, istiqfaar iyo tawbad.
๐คฒ U ducee naftaada. ๐คฒ U ducee waalidkaa. ๐คฒ U ducee walaalahaa iyo qaraabadaada. ๐คฒ U ducee deriskaaga iyo asxaabtaada. ๐คฒ U ducee dhammaan Muslโฆ
Signed Writer
12 Jun 2026, 08:17 UTC466 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @TajAlQiraPhoto
Muโasasada Taaj Al-Qiraaโaat waxay ku bishaaraynaysaa furitaanka:
ู
ุน ุงููุฑุขู 60 ููู
ุงู
Barnaamij gaar ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu Qurโaanka Kariimka khatimo muddo 60 maalmood gudahood.
๐ฏ Ujeeddada Barnaamijka: In aan ka dhigno Qurโaanka saaxiibkeen maalinlaha ah, kuna guulaysanno khatmigiisa si nidaamsan oo joogto ah.
๐ Faaโiidooyinka Barnaamijka:
โKhatmiga Qurโaanka Kariimka 60 maalmood gudahoodโฆ
Signed Writer
14 Mar 2026, 17:25 UTC920 views1 reactionsread 20 August 2026 Forwarded from @Faaido_team
Free Course Ku biir lacag sameey
Free Course Ku biir lacag sameey
๐HALKAAN TAABO๐
Kanaallo Telegram oo xul ah ayaan halkaan ku soo ururiyey si aad uga hesho aqoon, wacyi iyo horumar. Haddii aad jeceshahay wax naftaada anfaca, halkaan ayaad ka heli
๐1
Signed Abdullahi Hussein
14 Mar 2026, 10:26 UTC829 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @Faaido_team
Free course kusoo biir safar Memecoin Trading Course, kaa caawin doona inaad faham qoto dheer ka hesho memecoins, iyo in aad gaarto xorriyad dhaqaale. Waxa aad heli doonta: Casharro bilaash ah oo step-by - step ah Tilmaamo cad oo ku saabsan Wallets, Axioma & Dexscreener caawin Telegram ah oo aad su'aalaha weydiin karto, halkan ka Eeeg casharada: ๐
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
https:/โฆ
Signed Abdullahi Hussein
13 Mar 2026, 10:13 UTC616 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @Faaido_teamPhoto
Sideen ku sameeyay bishii october sanadkii tagay 2025 lacag dhan 14k$ ๐คฏ Adigana wad sameyn kartaa Kaliya ku soo biir ๐๐
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
course free ah oo aad ku baranayso
Signed Abdullahi Hussein
7 Mar 2026, 18:52 UTC582 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @Faaido_team
Free Course Ku biir lacag sameey
Free Course Ku biir lacag sameey
Free Course Ku biir lacag sameey
Kanaallo Telegram oo xul ah ayaan halkaan ku soo ururiyey si aad uga hesho aqoon, wacyi iyo horumar. Haddii aad jeceshahay wax naftaada anfaca, halkaan ayaad ka heli
Signed Abdullahi Hussein
25 Feb 2026, 18:32 UTC288 viewsread 20 August 2026 Forwarded from @Faaido_teamPhoto
Via @Faaido_team T 1
Faaido team waa hoyga kanaalada Telegram ee wax dhisa. Haddii aad raadineyso aqoon, wacyi, horumar iyo faaโiido dhab ah halkan ayaad ka heleysaa.
๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐ ๐
@ReadingTheQuraan
@Udhawoow_allaah
@Saxiibka_Nolosha
@Hagaha_nolosha
@Cilmu_nafsi_10
@Dhiiragaliye99
@Faalo_jacayl
@Akramjibriil
@Samiirsign
OWNER : @CABDULLAHI_7
Signed Abdullahi Hussein
Showing the 12 most recent of 22 posts we hold for @soyaalkanolosha. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.