20 Aug 2026, 05:27 UTC259 views8 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @caaqilmufakirahPhoto
Cibradu ma aha inta aad Qur’aanka xafidday ama goorta aad khatimtay!
Iyo tafsiir inta aad raacatay.!!!
Cibradu waxay tahay in aayadaha Qur’aanka lagu arko sida aad dadka ula dhaqanto, akhlaaqdaada iyo fadhiyadaada. Sidaad u ilaiso ballamaha aad mazuul u noqoto.
In dadka ay kugu daydaan xitaa arrimaha ugu fudud.
Inaad noqoto qof dabacsan, deggan, naxariis badan oo dadka u dhow, qof kasta oo kula fadhiistana uu jeclaad…
❤5🥰2👍1
Signed اياس عبدالرحمن
18 Aug 2026, 17:35 UTC288 views6 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @FAHANKANOLOSHA35
📢🌿 OGAYSIIS MUHIIM AH | XALAQADA NAAFIC AL-MADANI 📖
Ma doonaysaa in akhriska Qur’aanka lagaa saxo, ama aad bilowdo xifdinta Qur’aanka?
Xalaqada Naafic Al-Madani way kuu furan tahay. 🤍
Meesha aad rabto joog d
⏰ Waqtiga aad rabto qabso
📚 Inta aad rabto ka faa’iidayso!
Xalaqadu waxay u furan tahay qof kasta oo doonaya inuu Qur’aanka barto, xifdiyo, akhriskiisana saxo.
💚 Ha sugin berri—Qur’aanka maanta la saaxiib.
“وخ…
👍4❤2
Signed اياس عبدالرحمن
15 Aug 2026, 02:58 UTC386 views13 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @caaqilmufakirah
Qofkii Salaadda Subax waqtigeeda dayaca, wuxuu dhaawacay maalintiisa, wuxuuna lumiyay barakadeedii.
Ibnu Qayyim (Alle ha u naxariistee) wuxuu yiri:
“Bilowga maalintu waa dhallinyaranimadeeda, dhammaadkeeduna waa gabowgeeda. Qofku wuxuu ku barbaaraa waxa uu ku dhaqmo, wuxuuna ku dhintaa isagoo sidaas ku sugan.
Haddii qofku ku barbaaro dayaca Salaadda Subax, wuxuu sii ahaanayaa mid dayaca.”
Dadka Salaadda Subax tukada…
❤8🥰4👍1
Signed اياس عبدالرحمن
13 Aug 2026, 07:50 UTC394 views5 reactionsread 29 August 2026 #تاكيدات
- Oh Allah, make us among those who got what they wished for.
- اللهم اجعلنا من الذين نالوا ما تمنوا 🦋🦋🦋
❤3👏1🥰1
Signed اياس عبدالرحمن
11 Aug 2026, 07:51 UTC491 views6 reactionsread 29 August 2026 Hoos u dhaca janaalka waa share garayn la_aantiina guys and friends 🧡
👍5🥴1
Signed اياس عبدالرحمن
11 Aug 2026, 07:51 UTC460 views10 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @FAHANKANOLOSHA35
#Musiibada_baraha_bulshadu ku hayso dhalinyarada.
Sidee qofku wax u qabsan karaa isagoo sidaas waqti badan ku luminaya?
Sidee qof maalin kasta u raaci karaa dantisav Facebook, isagoo daawanaya story-yada, reels-yada, isla markaana mar kasta rogaya wararka cusub; dabadeedna u gudbaya Messenger si uu uga jawaabo farriimaha loo soo diray?
Kadib wuxuu u gudbaa WhatsApp, wuxuu uga jawaabaa qofkii la soo xiriiray, wuxuu da…
❤7💯3
Signed اياس عبدالرحمن
21 Jul 2026, 16:18 UTC633 views14 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @FAHANKANOLOSHA35Photo
🌿 Mustaqbalka Ummaddu Wuxuu Ka Bilaabmaa Guriga
Waxa ugu weyn ee maanta ummadda loo qaban karo ma aha maal iyo dhismo oo keliya, ee waa barbaarinta ubadka lagu koriyo Towxiidka iyo Caqiidada Saxda ah.
Ilmaha yaqaan Rabbigiis, jecel cilmiga, ku dheggan xaqa, kana cabsada Alle, wuxuu noqonayaa qof aan fitnuhu ruxin, shakiyuhuna marin habaabin.
Ku barbaari carruurtaada: 📖 Towxiidka iyo Caqiidada Saxda ah. 🎓 Jacaylka cil…
❤8🥰4👏2
Signed اياس صاحب المعروف
19 Jul 2026, 04:27 UTC574 views12 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @FAHANKANOLOSHA35
Qofkaa daaima musxafka wuxuu noqdaa quraan ku soconaya dhulka,.!
Qofka hela saxibtinimada quraanka ma heli doono saxib ka wngsan,. Noloshaada nuur mubarak ah qiyamahana waa shafecahaga !
حلقة نافع المدني لتصحيح التلاوة .
#Ku_soobir,
610711831
❤8👏2🥰2
Signed اياس صاحب المعروف
17 Jul 2026, 10:51 UTC630 views13 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @FAHANKANOLOSHA35Photo
Intee qof ayaa wali intarnetku isticmaalaa oo wali iyagu isticmaalin,
Intaas aad aragtaan waxay isticmalen internetka waxay ka badbaadeen in internetku isticmaalo,!!
Waxaa mahdin mudan culimada oo iyaguna waaqiciga fahmeen oo sida masajiddi aaladaha internetka kadhigay oo camiray Cilmi iyo nuurna kushubeen alx
❤10👍1👏1🥰1
Signed اياس صاحب المعروف
13 Jul 2026, 16:59 UTC607 views13 reactionsread 29 August 2026 Forwarded from @FAHANKANOLOSHA35Photo
Salaadda Subax (Fajr), dadka Jannada u hamuun qaba! Ogaada
Faralka Salaadda Subax: Qofkii tukada wuxuu gelayaa ilaalinta iyo damaanadda Alle.
Sunnada Fajrka:ka horeysa Waxay ka khayr badan tahay adduunka iyo waxa ku dhex jira oo dhan.
Qur'aanka Fajrka: Waxaa ka markhaati kaca malaa'igta habeenka iyo malaa'igta maalinta. "Qur'aanka waaberigana waa mid ay malaa'igtu ka soo qayb gasho." (Suuradda Al-Israa': 78)
Salaadd…
❤7👏3🥰3
Signed اياس صاحب المعروف
13 Jul 2026, 06:14 UTC528 views7 reactionsread 29 August 2026 سر التغيير هو أن تركز كل طاقتك وجهودك في بناء النمط الجديد وليس في محاربة النمط القديم.
❤4🥰3
Signed اياس صاحب المعروف
1 Jul 2026, 05:47 UTC817 views12 reactionsread 29 August 2026 Photo
Iisheega wax aan lagu iibsan karin maal
👍5🥰4❤3
Signed اياس صاحب المعروف
Showing the 12 most recent of 25 posts we hold for @tijaabiska. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.