2 Aug 2026, 09:12 UTC58 viewsread 8 August 2026 📢 OGEYSIIS MUHIIM AH – E-BOOK ACADEMY
Fursad Dahabi ah oo loogu Diyaar-garoobayo Imtixaanka Dowladda!
E-Book Academy waxay si rasmi ah u billaabeysaa casharrada maadooyinka Scientific-ga ee Fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare, si ardaydu ugu diyaar-garoobaan Imtixaanka Dowladda ee sanad dugsiyeedka soo socda.
Waxaa intaa dheer, dhammaan ardayda isdiiwaangelisa waxaa si BILAASH (FREE) ah lagu bari doonaa Ku Hadalka Luqad…
Signed Eng. Shafie Ali Osman
2 Aug 2026, 09:11 UTC47 viewsread 8 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed Eng. Shafie Ali Osman
25 Jul 2026, 10:25 UTC114 viewsread 8 August 2026 Photo
Fursad qaali ah dadka u baahan inay bargain Drop shipping ama sida badeecooyin looga soo dhoofsado dalal kale waxaa la idiin haayaa fursad qaali ah oo aad ku baran kartaan
Fadlan haddii aad u baahan tahay la xiriir ciwaanada shaashada kaaga muuqda
Signed Cali Daacad CD
20 Jul 2026, 09:21 UTC153 viewsread 8 August 2026 Photo
📚 OGEYSIIS MUHIIM AH!
✨ E-Book Academy waxuu kuu diyaariyay
🩺 FREE Basic Medical Training Course (Caafimaad) oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto aasaaska caafimaadka iyo gargaarka degdegga ah.
✅ Casharro fudud
✅ Tababar tayo leh
✅ Bilowga waxbarashada caafimaadka
💯 Lacag la'aan (FREE)
Isdiiwaangeli hadda si aad uga mid noqoto ardayda ugu horreysa.
LOCATION: Daryeel, Suuqa Xoolaha
🌐 Heer kasta — C…
Signed Eng. Shafie Ali Osman
19 Jul 2026, 05:10 UTC147 viewsread 8 August 2026 Photo
📚 OGEYSIIS MUHIIM AH!
✨ E-Book Academy waxuu kuu diyaariyay Macallimiin guri (Home teachers) oo leh tacliin sare iyo sanado badan oo wax baris ah.
Kuwaas oo diyaar u ah iney wax kugu baraan hab Online & Offline ah.
📖 Waxaa lagu barayaa:
• Luuqadaha, Computerka iyo 12-ka maado ee School-ka lagu qaato
• Diiniga
• Qur'aanka Kariimka
🌐 Heer kasta — Caruur iyo Waayeel.
Nagala soo xiriir: ☎️ 0612981139
Signed Eng. Shafie Ali Osman
6 Dec 2025, 21:19 UTC811 viewsread 8 August 2026 Photo
"6K Nooga Hadhay 100K Isbucaan Nagu Cimaamada Nagu Tuura,
https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=yjDTYyw7EH8iI5kH
Signed TIMA CADDE ✍
15 Nov 2025, 08:30 UTC906 viewsread 8 August 2026 Photo
10K Nooga hartay 100K Nagu tageer In aan gaarno 100K.
https://youtu.be/RSQuNo0-x7A?si=AkRdITlTy8a3tIw3
Signed TIMA CADDE ✍
13 Nov 2025, 04:46 UTC686 viewsread 8 August 2026 قال الإمام علي بن أبي طالب:
"احذر ثلاثة أنواع من الناس:
حسن الوجه قبيح القلب،
وجميل القول خبيث الفعل،
وسليم الجسد مريض النفس."
Imaam Cali bin Abii Daalib wuxuu yiri:
"Ka digtoonow saddex nooc oo dad ah:
1. Qof wejigiisu qurux badan yahay balse qalbigiisu xun yahay,
2. Qof hadalkiisu qurux badan yahay balse ficilkiisu xun yahay,
3. Qof jirkoodu caafimaad qabo balse naftiisu jirran tahay (ama xanuunsan tahay ruux ahaa…
Signed Cali Daacad CD
9 Nov 2025, 16:19 UTC660 viewsread 8 August 2026 Photo
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe.
https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK
https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO
Signed TIMA CADDE ✍
31 Oct 2025, 16:00 UTC628 views1 reactionsread 8 August 2026 Wuxuu yiri abwaankii
Geeridu qof bay kaa dishaa
Kugu gadaamnaaye
Gacal iyo mar buu kaa baxaa
Guurto midhaheede
Godka nimaad u quudheen
Ayaad gelin xabaashaa
😢1
Signed Cali Daacad CD
12 Oct 2025, 04:11 UTC782 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe.
https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK
https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO
❤1
Signed TIMA CADDE ✍
11 Oct 2025, 20:03 UTC708 viewsread 8 August 2026 Iskaabulannimada waad ku daahday ee guurso ayaa lagu soo celceliyay. Gabadhii uu guursan lahaa ayuuna baadigoob u galay. Gabar ay Facebook iska barteen ayuu maalmo la sheekeystay. Sawirradeeda ayay la wadaagtay. Waa qurux badan tahay ee yaysan kaa fakan ayuuna is yiri. Kulan ayuuna u ballansaday.
Wiil walaalkiis ah oo isaga ka yar ayaa galabta arkay isagoo kulankii isu diyaarinaya. Wuxuuna ku yiri “Waraa waa aniga n…
Signed Cali Daacad CD
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @waxkorarsi. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.