26 Aug 2026, 10:04 UTC77 viewsread 28 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App
Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo.
✅ Habab xifdin oo kala duwan
🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin
📖 Hifdh Method oo nidaamsan
🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adk…
Signed Abz
24 Aug 2026, 22:40 UTC39 viewsread 28 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
Signed Abz
19 Aug 2026, 17:34 UTC158 viewsread 28 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
Signed Abz
11 Jun 2026, 07:22 UTC≈1,190 views9 reactionsread 28 August 2026 Asc qaraabo qiso yar ayn idin la wadaagayaa;
Waqtigii nabi muuse C.S waxaa dhacdey in nabi muuse cs uu xanuunsaday Kadib Allah ayuu caafimaad weydiistey Nabi muuse Alle ayaa u waxyoodey geed ayaa loo tilmaamey Kadib na waxaa la amrey in uu geedka caleentiisa cuno si uu u caafimaado Nabi muuse cs sidii buu sameeyey wuu caafimaadey
Mudo kadib Nabi muuse mar kale ayuu kusoolaabtey Isla Xanuunkii Kadib na si toos ah wu…
❤9
7 May 2026, 16:41 UTC≈1,540 views8 reactionsread 28 August 2026 "Hadal aan kaso xigte, MAALIK BIN DIINAAR: Raximahu laah :---
"Dadka adduunyada jecel waxay adduunyada ka baxaan iyagoon dhadhamin waxa ugu wanaagsan ee ku dhex jira" Markaas ayaa la weydiiyay: "Maxay tahay waxa ugu wanaagsan (ee adduunka yaalla) Abuu Yaxyoow? Wuxuu ku jawaabay: "Ogaanshaha iyo garashada Alle ee Sarreeye.
❤8
2 May 2026, 08:06 UTC≈1,690 views13 reactionsread 28 August 2026 Photo
*Nafyahay ka fagoow ka farxinta dadka aan waligood ku qimeneynin*
💞🌻✨️
❤13
27 Apr 2026, 16:03 UTC≈1,390 views6 reactionsread 28 August 2026 Photo
ILA QOSOL!!
Nin: Galab ayaa waxa uu shaqadiisii ka yimid, isaga oo argagaxsan!!
Xaaskiisa: ayaa weydiisay " waxa ku dhacay, ee uu la naxsan yahay"?
Nin: Waxa uu ugu jawaabay " Dhismihii Xafiiskeenii shaqada, ayaa soo dumay. Shaqaalihiina way ku wada dhintee, oo qofna kama fiigin.
Xaaskii: Oo xaqiiqo ahaa! Ilaahey baa kaa badbaadiyey. Oo sidee baad adigu kaga fakatay?
Nin: Xabbad sigaar ah ayaan cabbayey, oo aan…
😁4❤2
27 Mar 2026, 21:55 UTC≈1,610 views2 reactionsread 28 August 2026 T𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗗𝗵𝗮𝘆𝗺𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶 💎/ 𝗱𝗵𝗶𝗽 𝗹𝗮,𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘁𝗮𝘆𝗮𝘆 🧕 🫶
Xijaabku ma aha oo kaliya maro la xirto, waa sharaf, waa cibaado, waa astaan muujineysa adkeysigaaga iyo iimaankaaga. 💎
Adigoo xijaaban, waxaad ilaalinaysaa naftaada, waxaadna kasbanaysaa raalli ahaanshaha Alle. Ha u arkin culays, ee u arag qurux iyo karaamo kuu gaar ah. 🤍
Ha ka cabsan hadalka dadka, sababtoo ah waxa ugu muhiimsan waa waxa uu Alle kaa rab…
❤2
15 Mar 2026, 17:52 UTC≈1,680 views10 reactionsread 28 August 2026 Photo
#Talo Nolosha :
1. Naftaada maamul – qofka naftiisa ka adkaada wax walba wuu ka adkaan karaa.
2. Baro wax cusub maalin kasta – aqoontu waa furaha horumarka.
3. Ka fogow dadka niyadda kaa dilaya – la soco dadka ku dhiirrigeliya.
4. Samir yeelo – guushu degdeg kuma timaado.
5. Waqtigaaga ilaali – waqtiga lumay lama soo celin karo. ⏳
Habeeen wanaagsan
❤10
14 Mar 2026, 17:25 UTC≈1,140 viewsread 28 August 2026 Forwarded from @Faaido_team
Free Course Ku biir lacag sameey
Free Course Ku biir lacag sameey
📍HALKAAN TAABO📍
Kanaallo Telegram oo xul ah ayaan halkaan ku soo ururiyey si aad uga hesho aqoon, wacyi iyo horumar. Haddii aad jeceshahay wax naftaada anfaca, halkaan ayaad ka heli
Signed Abdullahi Hussein
14 Mar 2026, 10:26 UTC≈1,010 viewsread 28 August 2026 Forwarded from @Faaido_team
Free course kusoo biir safar Memecoin Trading Course, kaa caawin doona inaad faham qoto dheer ka hesho memecoins, iyo in aad gaarto xorriyad dhaqaale. Waxa aad heli doonta: Casharro bilaash ah oo step-by - step ah Tilmaamo cad oo ku saabsan Wallets, Axioma & Dexscreener caawin Telegram ah oo aad su'aalaha weydiin karto, halkan ka Eeeg casharada: 👇
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0
https:/…
Signed Abdullahi Hussein
9 Mar 2026, 14:43 UTC≈1,120 views5 reactionsread 28 August 2026 Quraanka in la qaybo iyo in laysku xukumo keeba waajib ah?!…cajiib
•quraanka waajib kuguma ah inad qaybto marka laga reebo inta aad salaada ku tukunayso…(fatixada ) iwm
•laakiin waxa waajib ah in aad fahanto kuna dhaqanto oo aad isku xukunto qur,aanka dhamaantiis bilaw ilaa dhamad
Hadaba manta somalida dhexdeeda qofka quraanka dhameeya ee ku tartama waxaad aragtaan iyadoo baabuur , lacago , dahab iyo hadyado kale…
❤4👌1
Showing the 12 most recent of 23 posts we hold for @Furaha_nolosha. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.