6 Nov 2026, 01:00 UTC366 viewsread 8 November 2026 ADD YOUR CHANNEL/GROUPS
🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙
Shuruudaha:
kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa
🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo
✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin
📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon
1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓
• Maanhage · 13k
• Farsamada · 27k
• Somali English 1 · 15k
• Somali English 3 · 28k
• Carabi · 11k
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️
• Hasan Caashaq · 18k
• Dareen Side · 20k
• Kobci …
Signed Channel Help
3 Nov 2026, 20:16 UTC484 viewsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qq
Xalqada 1aad
Xuska Aasaaskii Dawladdii Cabbaasiyiinta
Dawladdii Ibnu Siinaa, Al-Mutanabbi, Al-Bukhaari, Al-Biiruunii iyo Haaruun Al-Rashiid; waa dawladdii dhistay ilbaxnimada, boqorradii dunida, dadkii cilmiga, caddaaladda iyo guusha lahaa. Taas awgeed ayay ka mid tahay magacyada loogu yeedho Dawladdii Casrigii Dahabiga ahaa (The Golden Age).
Dawladdii Cabbaasiyiintu waxay ahayd mid ka mid ah dawladihii ugu waawey…
Signed Saed Moha
3 Nov 2026, 20:16 UTC470 viewsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qqPhoto
Photo, posted without a caption
Signed Saed Moha
3 Nov 2026, 20:16 UTC584 views2 reactionsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qq
Waxaan si kooban 12 qodob ugu soo koobayaa sababihii ay Dawladdii Cabbaasiyiintu ugu horumartay dawladaha kale, si sawirku u noqdo mid fudud oo la fahmi karo. Qodobaduna waa sidan:
1. Nasabka xukummada
Nasabka khulafadii Cabbaasiyiintu wuxuu ahaa mid la yaqaanay, intooda badanna nasabkooda ayaa la garanayey ka hor intii aanay talada qaban.
Waxay ka soo jeedeen faracii reer Makkah, kuwaas oo ka soo farcamay qabiilka Q…
❤1👍1
Signed Saed Moha
3 Nov 2026, 20:16 UTC688 views6 reactionsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qq
Waxay sidoo kale qabsadeen magaalada Salaaniik (Thessaloniki), oo ku taalla gudaha Yurub.
Waxaa kaloo jiray dawladihii si iskood ah ugu hoos yimid khaliifka Cabbaasiga ah, iyaga oo aan dagaal lala gelin. Waxaa ka mid ahayd Boqortooyadii Saqaaliibada (Slavs), oo dhulkeedu gaadhayey ilaa meelaha u dhow Cirifka Waqooyi.
Sidoo kale, waxay qabsadeen dhammaan Bariga Afrika, taas oo qoraagu ku xidhay dagaalladii loo yaqaana…
❤6
Signed Saed Moha
10 Oct 2026, 17:25 UTC≈2,140 views20 reactionsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qq
Haddaba, waxaan ku weydiinayaa adiga, qofka wanaagsan ee sharafta leh: Ma ogtahay in Soomaaliya, oo taariikhdu dhinac martay oo aan mudnaanteeda la siin, ay ahayd—Alle ka dib—mid ka qayb qaadatay difaaca labada Xaram ee barakaysan, kana hortagtay duullaankii reer Yurub? Ma ogtahay inay door go'aan leh ku lahayd difaaca qabriga Rasuulka Alle, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, iyo Muslimiinta?
Bortuqiisku w…
❤20
Signed Fatxi Moha
10 Oct 2026, 17:25 UTC≈1,700 views8 reactionsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qq
Haa, dhulkani wuxuu lahaa ilbaxnimo fac weyn iyo taariikh sharaf leh.
Taariikhda Islaamka ee Geeska Afrika waxay dib ugu laabanaysaa waayihii ugu horreeyay ee soo bixitaanka diinta Islaamka ee Jasiiradda Carabta.
Xiriirka Muslimiintu la yeesheen gobolkan dunida ka mid ah wuxuu bilowday xilligii hijradii ugu horreysay, markaas oo ay Muslimiintu ka cararayeen cadaadiskii iyo dhibaatadii ay Quraysh u geysanayeen. Waxa…
❤8
Signed Fatxi Moha
10 Oct 2026, 12:23 UTC≈1,720 views6 reactionsread 8 November 2026 Wa qeyb kamid ah tariikhdii axmed gurey iyadoo dhameystiran channelkaas kaso akhrista.
tariikhda islaamka
❤4👍2
Signed Fatxi Moha
10 Oct 2026, 09:59 UTC≈1,530 views11 reactionsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qqPhoto
Tan iyo waayihii hore ee taariikhda, Faraacinadii iyo Masaaridii hore waxay dhulka qaaliga ah ee Soomaaliyeed u yaqaaneen magaca “Dhulkii Buunt” (بلاد بونت). Labada dhinac waxay lahaayeen xiriir ganacsi oo xooggan. Qoraallada iyo sawirrada ku xardhan macbudka Dayr al-Baxri (الدير البحري), kuwaas oo soo jiray xilligii boqoraddii Xatshabsuut (حتشبسوت), qiyaastii qarnigii 15aad ka hor dhalashadii Nabi Ciise (CS), ayaa c…
👍8👏3
Signed Fatxi Moha
3 Oct 2026, 17:58 UTC≈2,050 views22 reactionsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qqPhoto
📜 Khaliifkii Cabbaasiyiinta, Abuu Jacfar Al-Mansuur, ayaa nin ka mid ahaa madaxda iyo madax-weynaha reer Umawiyiinta weydiiyey:
“Maxay ahayd sababtii uu u dumay xukunkiinnii?”
Ninkii wuxuu ugu jawaabay:
“Annagu waxaan ku mashquulnay raaxaysigeenna iyo nolol-maalmeedkeenna raaxada leh, taasina waxay naga mashquulisay inaan daryeelno oo aan ilaalinno waajibaadkii ay ahayd inaan ilaalinno.
Waxaan dulminay dadkii nag…
❤17👍5
Signed Fatxi Moha
30 Sept 2026, 12:29 UTC≈2,140 views10 reactionsread 8 November 2026 Forwarded from @Ti11qqPhoto
Ma taqaana isbitaalkii ugu horeeeye ee tariikhda islamka laga hirgeliyey iyo khaliifkii ka hirgeliyey iyo welina magaladii ugu horeysey ee laga hirgeliyey
👍7❤3
Signed Fatxi Moha
30 Sept 2026, 12:20 UTC≈2,170 viewsread 8 November 2026 https://t.me/Ti11qq
Signed Fatxi Moha
Showing the 12 most recent of 81 posts we hold for @Quruxdaislaamka. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.