25 Aug 2026, 18:37 UTC431 views9 reactionsread 2 September 2026 Aadaabta booqashada qofka xanuunsan waa arrin muhiim ah oo qof kastaa ay tahay inuu barto ilaaliyona.
Marka aad booqanayso qof xanuunsan, gaar ahaan marka aad isbitaal tagayso, xusuusnow in aad leedahay masuuliyada ka weyn oo ah inaad ilaaliso sharafta, dareenka iyo raaxada bukaanka, sidoo kalena aad tixgeliso bukaannada kale ee meesha kula jira.
Ka fogow eray kasta oo qalbiga bukaanka dhaawici kara, cabsi gelin kar…
❤8👍1
Signed ❤️asia casayr👸
22 Aug 2026, 08:16 UTC625 views2 reactionsread 2 September 2026 Forwarded from @quran_v2File
- ﴿ادعوا رَبَّكُم تَضَرُّعًا وَخُفيَةً إِنَّهُ لا يُحِبُّ المُعتَدينَ﴾.
- القارئ: أبو بكر الشاطري.
❤2
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
6 Aug 2026, 12:21 UTC≈1,210 views10 reactionsread 2 September 2026 Photo
Ma tahay arday oo ma doonaysa inaad turkiga ku tagto si fudud, Hadaba SomApply waxay kaa caawinaysa inaad hesho aqbalaada-jaamacadaha turkiga private iyo kuwa dawli ahba mudo ka yar 14 bari dalbo hada aqbalaada jaamacadaha turkigoo adigoo akoon ka furanaya linkigan https://www.somapply.com/ kadib markaad dekumintiskaga submit garayso noogu reeb fariin whatsapkeena +905527907294 si aan kuugu hawl-galno si dag dag ah …
❤5👍3👎2
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
20 Jul 2026, 06:22 UTC≈1,700 views27 reactionsread 2 September 2026 Photo
Shimbirtu waxay ku degtaa meesha ay shinbiraha ay isku midka yihiin ama isku eg yihiin joogaan.
Adna waxaad ku degtaa dadka kuu aragtida dhow la jaar noqo kuwa u saaxiibka ah ximada iyo garaadka.
@mizki_maxamuud
❤22👍4👎1
Signed ❤️asia casayr👸
5 Jul 2026, 10:41 UTC≈2,120 views13 reactionsread 2 September 2026 Photo
June👏bil oo kaliya may ii ahayn Alxamdulillah bil wadatay khyr badan fursado Kala duwan iyo cilmiyo cusub.
Maalmuhu xawaare ilma aragtay ah bay jarayaan dadka dhaxdooda waxaa nasiib badan oo mudnaanta leh kuwa ka faaiidaystay ugu yaraan u dedaalay riyooyinkooda sidii ay u rumayn lahaayeen, sanadkii Kala badh baa tagay durba, dadkii odhan jiray waxaas sanadkaan bilaabayaa ee bilaabay hadana dhex uga tagay wali sanad…
❤7👍6
Signed ❤️asia casayr👸
29 Jun 2026, 17:18 UTC≈1,900 views21 reactionsread 2 September 2026 Photo
Ibnu Al-Qayyim — Alle ha u naxariistee — wuxuu yidhi:
“Marka maalinta Qiyaamaha xijaabka dadka laga qaado oo loo muujiyo ajarka iyo abaalmarinta camalladooda, ma arki doonaan camal ka ajar iyo abaal badan xuska Alle (dikriga). Markaas dad baa qoomamayn doona oo oran doona:
‘Wax nooga fudud ma jirin sida dikriga.’
Macnaha guud: Qofku mararka qaar wuxuu u arkaa dikriga wax yar oo sahlan, sida Subxaanallaah, Alxamdu…
❤19👍2
Signed ❤️asia casayr👸
18 Jun 2026, 05:00 UTC≈1,760 views22 reactionsread 2 September 2026 Photo
Nolosha aad dib u dhigato waligeed ma timaaddo.🤚
Goorma ayaad bilaabi doontaa waxyaabihii aad muddada dheer rabtay inaad samayso? Goorma ayaad bilaabi doontaa jimicsiga? Goorma ayaad qaadan doontaa buug oo aad akhrin doontaa? Ama aad koorsooyin baran doontaa? Ama aad Qur'aanka xifdin doontaa?
Dhammaan kuwani waa arrimo aad dib u dhigaysay marba marka ka dambaysa.
Xaqiiqduse waa in nolosha dib loo dhigay aysan walige…
❤22
Signed ❤️asia casayr👸
17 Jun 2026, 18:21 UTC≈1,620 views20 reactionsread 2 September 2026 Asc dhalinyaro group ka dhanka discussion waxaa jira dad soo dhiga waxyaalo xun xun (porn) waxaan go,aan ku gaaray inaan xiro qeybtaas marka sababtaas darteyd ayaan u xirey .
Kheyr badan .
@mrxoosh
Wixii hadda ka dambeeye post aad ka heshaan like ya haka ilaawina .
❤11👍7🥰2
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
6 Jun 2026, 07:29 UTC≈2,100 views31 reactionsread 2 September 2026 Photo
﴿لَن تَنَالُوا الْبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُوا مِمَّا تُحِبُّونَ﴾
"Ma gaari doontaan wanaaga dhammaystiran ilaa aad wax ka bixisaan waxa aad jeceshihiin." (Suuradda Aala-Cimraan: 92)
@mizki_maxamuud
🥰15❤14👍1🔥1
Signed ❤️asia casayr👸
4 Jun 2026, 15:33 UTC≈2,000 views12 reactionsread 2 September 2026 Photo
{كَيْفَ تَصْبِرُ عَلَىٰ مَا لَمْ تُحِطْ بِهِ خُبْرًا}
Sidee baad ugu samri kartaa wax aadan aqoon buuxda u lahayn?
Way ku adag tahay bini’aadamka, caqligiisa xaddidan iyo qalbigiisa walwalsan, inuu fahmo wax kasta oo ku dhacaya. Inuu garto xikmadda ku duugan dib-u-dhac daaliyay, murugo qalbigiisa cuslaysay, ama imtixaan u yimid isaga oo aan garanayn sababta uu u yimid.
Annagu waxaan aragnaa oo keliya qayb yar oo s…
❤12
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
4 Jun 2026, 08:35 UTC≈1,660 views4 reactionsread 2 September 2026 Photo
Highest rating I ever get in chess, 200 Elo is coming.
Is there anyone who play chess!!
❤4
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
31 May 2026, 11:42 UTC≈1,910 views19 reactionsread 2 September 2026 Hal caado (habit) oo haddii aad sameysid aad guuleysaneyd waa inaad maskaxda gashato in bari (tomorrow) luguu balan qaadin. Seexo caawa adoo maskaxda ku haya weedha die empty.
Dhimo saxiib Adoo maran oo gaaray, plan kasta iyo raali galinta rabigaa .
Seexo saaxiib, adoo ka jawaabay su'aasha ah: "Did I improve today?" "Yes, I did."
Waxa ugu xun ee uu qof ku jawaabo maalinta aakhiro marka uu Eebbe ku weydiiyo "Maxaad k…
❤15👍4
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
Showing the 12 most recent of 22 posts we hold for @cilminafsiga. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.