6 Aug 2026, 12:22 UTC13 viewsread 7 August 2026 Photo
Ma tahay arday oo ma doonaysa inaad turkiga ku tagto si fudud, Hadaba SomApply waxay kaa caawinaysa inaad hesho aqbalaada-jaamacadaha turkiga private iyo kuwa dawli ahba mudo ka yar 14 bari dalbo hada aqbalaada jaamacadaha turkigoo adigoo akoon ka furanaya linkigan https://www.somapply.com/ kadib markaad dekumintiskaga submit garayso noogu reeb fariin whatsapkeena +905527907294 si aan kuugu hawl-galno si dag dag ah …
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
26 Mar 2026, 15:44 UTC367 views1 reactionsread 7 August 2026 Lafaha kalxanta.
Lafaha kalxantu, waa lafaha Alle SWT uu ku sheegay suuradda 75-aad ee Qur'aanka kariimka ah ee Al-qiyaamah, aayadda 26-aad. Wuxuu Alle sheegay in marka naftu(ruuxdu) gaarto lafaha kalxanta ay taasi tahay calaamad muujinaysa dhammaadka nolosha qofka.
Lafaha kalxantu, waxay ku yaallaan dusha laabta iyo qoorta hoosteeda, qof kasta wuxuu leeyahay laba kalxamood (mid bidix ah iyo mid midig ah), labada …
😢1
Signed Shafid mohamed
26 Mar 2026, 15:44 UTC264 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
😢1
Signed Shafid mohamed
20 Mar 2026, 20:40 UTC298 viewsread 7 August 2026 Markaa aragto dhaqamada iyo ficilada dadka qaar waxaad is arkeysaa adigoo Alle uga mahad celinaya tarbiyadda wanaagsan iyo akhlaaqda iyo caqliga saliimka ah ee uu ku siiyay ❤ Alhamdulillah
Haben wangsan
Signed Shafid mohamed
28 Aug 2025, 14:00 UTC798 viewsread 7 August 2026 File
File, posted without a caption
Signed Shaafid
3 Aug 2025, 11:46 UTC876 views2 reactionsread 7 August 2026 Hadii aanan lagaa Haynin Sawir qaawan ama Muuqaal foolxun ama aanan Lagaa Haynin wax ceeb ah Alxamdulilaah dheh.
Taa Macnaheedu ma aha in aan ku faraxno gabdhaha iyo ragga xumaha Laga arkay, ama Social media lagu soo qarxiyay, aad baan uga xunnahay inta xumahooda banaanka la keenay, waana difaacayna inta lagu qaldamay ama la dulmiyay,
Waligaa Cawro walaasha ama walaalka uu leeyahay ha faafinin hana ka qayb qaadanin…
❤2
Signed Shaafid
3 Aug 2025, 08:31 UTC674 viewsread 7 August 2026 File
File, posted without a caption
Signed Shaafid
2 Aug 2025, 17:50 UTC631 viewsread 7 August 2026 Jacaylka Dhabta ah Calaamadaha Lagu Garto
Jacaylka dhabta ah ma ahan keliya farxad iyo qosol waa naf nafta kale u damqaneysa, waa kalsooni, waa sabir, waa dadaal labada dhinac ah. Calaamadaha ugu weyn ee jacayl dhab ah
1. Wuu ku fahmaa xitaa marka aadan hadlin.
2. Wuu ku maqlaa marka dunidu kaa jeesato.
3. Wuu kuu duceeyaa, xitaa markaad is khilaafteen.
4. Wuxuu ku barayaa inaad naftaada jeclaato.
5. Wuxuu kuu…
Signed Shaafid
10 May 2025, 12:50 UTC778 views3 reactionsread 7 August 2026 خطبة الجمعة:
{ وَإِذ تَأَذَّنَ رَبُّكُم لَئِن شَكَرتُم لَأَزيدَنَّكُم وَلَئِن كَفَرتُم إِنَّ عَذابي لَشَديدٌ }[ إبراهيم: ٧ ]
أركان الحياة خمسة:
١- العقل
٢- العلم
٣- التكنولوجيا
٤- القوة الإقتصادية
٥- القوة العسكرية
Tiirarka Noloshu waa Shan:
1- Caliga
2- Cilmiga
3- Tiknoloojiyada
4- Cudud Dhaqaale
5- Cudud Milatari.
Shanta tiir midka ugu horeeya: "Caqliga" asaga oo maaddo ceeriin ah ayuu Alle si siman u siiyay Aa…
❤2👍1
Signed Cabdiphataax_Jd
16 Feb 2025, 09:08 UTC≈1,120 views2 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Dareen_side
Waa maxay Boinkers, faa'iido se ma leedahay?
Boinkers waa ciyaar ku dul dhisan Telegram, waxa aad qaab maadaysi iyo ciyaaro ku salaysan aad ku heli krtaa lacago coins ah oo suuqyad cryptocurrency-ga soo geli doona, taasoo u oggolaanaysa addeegsadayaasha inay kasbadaan lacagta $BOINK iyaga oo ciyaaraya game kala duwan. 🎮🎯
Sidee loo helaa coins-ka $BOINK?
✔️Wareejinta wheel-ka (spin)
✔️Gudashada hawlo maalinle ah
…
❤1👍1
Signed Cabdiphataax_Jd
26 Jan 2025, 16:01 UTC≈1,010 viewsread 7 August 2026 https://t.me/cilminafsiga
Signed Xoosh🤴 Ibnu Rusuuul👳♂️
22 Dec 2024, 17:04 UTC≈1,290 views1 reactionsread 7 August 2026 Boortaqiisku wuxu weeraray Saylac laba jeer intii uu xukumayay boqorkii boortaqiiska ee lagu magacaabi jiray (Manuel 1, 1495-1521), duullaankii dhacay 1517 waxa isku beegmay dilkii boqorkii Cadal Garaad Maxfuud ee dagaalka kula jiray boqortooyadii xabasha iyo boortaqiiska oo qabsaday Saylac. Xaflado badan ayay samaysteen Xabashidu xilligaa, heeso badanna waa laga qaaday.
Farxad awgeed boqorkii Xabashida ee Dived …
👍1
Signed Cabdiphataax_Jd
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @bqgrsh. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.