25 Jul 2026, 19:12 UTC≈1,870 views61 reactionsread 3 September 2026 Haddii aad rabto in cadhadaadu yaraato, dadka ula dhaqan sida ay yihiin, hana ku qasbin inay noqdaan sida aad adigu jeclaan lahayd. Haddii kale, waxaad noloshaada ku qaadan doontaa cadho joogto ah oo aan cidina xitaa dareemin ama kula wadaagin. Barashada aqbalidda dadka sida ay yihiin waxay kuu horseeddaa deganaansho iyo xasillooni nafsiyeed.
❤50👏6💯3🥰2
Signed Lady 🦋
7 Jul 2026, 07:01 UTC≈3,100 views49 reactionsread 3 September 2026 Photo
❤️❤️
❤49
Signed Lady 🦋
16 Jun 2026, 05:31 UTC≈3,950 views44 reactionsread 3 September 2026 Dhammaantiin waxaan idin kugu hambalyaynayaa Curashada Sannadka Cusub 1448 Hijr
Mid Khayreysan Allaha nooga dhigo.🤲
❤36👍5👏2🔥1
Signed Lady 🦋
22 May 2026, 17:19 UTC≈4,730 views37 reactionsread 3 September 2026 Only Prophet Mohammad (ﷺ) is our Role Model.♥️📌
❤37
Signed Lady 🦋
16 May 2026, 18:50 UTC≈5,120 views35 reactionsread 3 September 2026 Photo
Jadwalka quraanka 9-Maalmood ee dulxijjah
#Allahhaynawaafajiyo.
❤34👍1
Signed Lady 🦋
8 May 2026, 07:33 UTC≈5,170 views67 reactionsread 3 September 2026 Photo
Waxyaabo soo dhaweeya risqiga oo kuu fududeynaya nolosha:
🌷🌿
1. Suuratul baqara maalin walbo:
Joogteynta suuratul baqara waxay kuu sahleysaa umuurahaaga waxayna kaa fogeyneysaa balaayada waxayna ducadaada ka yeeleysaa mid aqbal ah waxaadna ka heleysaa degenaan.
🌿🌷
2. Istiqfaarta:
Ku cel celi adiga oo socda adiga oo fadhiya adiga oo howl haya adiga ayaana arki doono sida ay noloshaada u sahlanaato
🌷🌿
3. Sadaqada haba …
❤67
Signed Lady 🦋
20 Apr 2026, 12:55 UTC≈4,400 views48 reactionsread 3 September 2026 Qofka xanuunsan uma baahna oo keliya daawo, wuxuu u baahan yahay qalbi dareema xanuunkiisa. Marka aan si naxariis leh u garab istaagno,
Marka an u muujino kalgacal iyo daryeel, waxaan siinaynaa wax ka weyn daawo
waxaan siinaynaa rajo.
Xanuunku jidhka ayuu daaliyaa, laakiin naxariistu waxay soo celisaa ruuxda.
Hal duco, hal booqasho, hal eray oo jilicsan, waxay noqon kartaa sabab uu qofku ugu sii adkaysto nolosha.
Aan…
❤48
Signed Lady 🦋
15 Apr 2026, 07:27 UTC≈4,810 views39 reactionsread 3 September 2026 Niyada saafiga ahi waa arzaaq, wanaag kasta oo aad dadka kale ka rajaynayso, Ilaahay wuxuu kuu keenayaa mid ka weyn midka aa dadka ka fileeso🥰💯.
❤39
Signed Lady 🦋
9 Apr 2026, 18:13 UTC≈5,080 views61 reactionsread 3 September 2026 "Mid kasta oo inaga mida wuxuu leeyahay wuxuu dadka kaga soocanyahay ,ilaasho dhinaca aad ku wanaagsan tahay dadka kalena ha isku eekaysiin,ahow adiga ,lahaw dabeecadaada,waligaana hoos ha ugu dhigin naftaada barbardhiga dadka kale,sidaadaa ayaad ku wacantahay mar kasta ..!"🤍✨
❤58👍3
Signed Lady 🦋
27 Mar 2026, 09:48 UTC≈5,180 views45 reactionsread 3 September 2026 Photo
Juma mubarak❤️
Ku celceli saliga Nabiga ﷺ
Aqri Suuratu Kahf
Ku dadaal istiqfaarta iyo ducada
Allah ina waafajiyo saacatu ijaabah.🤲
❤42💯3
Signed Lady 🦋
21 Mar 2026, 07:36 UTC≈4,520 views24 reactionsread 3 September 2026 Photo
عيد مبارك 🍂
Eid mubarak, dhamaantiin Farxad iyo cafimaad ku ciida, Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsaned an so samenay bisha Ramadan, cimri dheer iyo cafimad baa idin rajeenaa ciidaan ciideda kale Rabi Swt hana garsiiyo anago faraxsan insha Allah 🥰
❤23👍1
Signed Lady 🦋
19 Mar 2026, 05:54 UTC≈4,150 views28 reactionsread 3 September 2026 ALLAHAYOW subaxan Khamiista ah ee maalinta u dambeysa Ramadaan, naga cafi dambiyadeena, noo naxariiso, naga aqbal soonkeena, salaadeena iyo camalkeena suuban, nagu sug diinta, noona wanaaji khaatumadeena.
ALLAHAYOW ha naga bixin Ramadaan adigoon na cafin, naga qaadin dhibaatooyinka, dulmiga, fitnada, abaaraha iyo khilaafaadka, dalkeenana ka dhig nabad iyo barwaaqo, quluubteenana midee, muslimiintana ka dulqaad dhibaa…
❤27👍1
Signed Lady 🦋
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Hidaayatu_Rabi. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.