2 Sept 2026, 20:07 UTC68 views6 reactionsread 3 September 2026 Photo
Hooyaday 30 sano ayay ka shaqaynaysay gegi diyaaradeed oo Faransiiska ku taala, waxaan isku dayay bal inaan HAL BIL ka garab shaqeeyo wayna igu adkaatay inaan sii wado. Markaas ayaan fahmay macnaha NAF-HURKA"
- Walid Regragui
Tababarihii hore e Xulka Morroco
❤6
Signed Zakaria Haldoor
19 Aug 2026, 12:10 UTC913 views0 reactionsread 3 September 2026 🌙☪️Hambalyo🧕🌙
1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖
🎯 13k 👉 @maanhage
🎯 27k 👉 @Farsamada
🎯 15k 👉 @Somalienglish1
🎯 28k 👉 @Somalienglish3
🎯 11k 👉 @Somaliarabic
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️
✨ 18k 👉 @Hasancaashaq
✨ 20k 👉 @dareen_side
✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2
✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143
✨ 42k 👉 @XikmadoSom
✨ 16k 👉 @Noqoxiddig
✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta
✨ 19k 👉 @AishaAhmed99
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨
📖 76k 👉 @Somalilibrary
📖 160k👉 @Somalibooks
4️⃣…
Signed Channel Help
15 Aug 2026, 13:34 UTC≈1,270 views7 reactionsread 3 September 2026 3- In adduunyadani ay ka hadhaan uun xasuusaha maalmaha adag ee aad qof soo wada qaadataan. Hinjiyey, oo adduunyada waxaa ka hadha taariikh, waa tii uu Timacadde ku gabyay.
Qoraalkani waa baroordiiq aan saaxiibkay u samaynayo iyo qiraal aan denbi saaxiibnimadii aan ka galay ku qiranayo, waxa soo raaca cashar aan akhristayaasha la wadaagayo oo ah, cafiska badiya. Gocashada iyo cuqdadda iska yareeya. Saaxiibbadiinna d…
😢6❤1
Signed Zakaria Haldoor
15 Aug 2026, 13:34 UTC989 views1 reactionsread 3 September 2026 Geeridii saaxiibkay Jamaal:
Q/2aad
Train kii ayaan kasoo raacay 10:05 PM maxaddadii dhexe ee Hamburg, magaalada labaad ee Jarmalka ugu weyn. Aniga oo walaacsan ayaan saaxiibkaygii aannu wada soconnay u sheegay in ninkii Jamaal xaalkiisu aanu wacnayn. Xoogay waannu faallaynay, se markiiba midkaayoba teleefankiisii buu ku foorarsaday. Saacad iyo badh qiyaastiii ayaannu Bremen ku gaadhney. Mid kastaa gurigiisii ayuu …
😢1
Signed Zakaria Haldoor
15 Aug 2026, 13:32 UTC788 views6 reactionsread 3 September 2026 Deriskii Eritriyaanka ahaa baa nagusoo yaacay. Jamaal wehel baad heshay. Afcarabi iyo Ingiriisi ayay isku darayeen. Jamaal Ingiriisiga ayay ku xidhiidhi jireen. Halkii ayuu casho noogo sameeyey, ma xasuusto waxay ahayd. Heeso qaraami ahna waannu daarannay.
Fiidkii ayaan kasoo tegey aniga oo la dhacsan degganaantiisa iyo akhyaarnimadiisii. Kuna faraxsan in asn helay wehel aan ku badhxo Suuriyaankan iyo Jarmalkan aan …
❤5😢1
Signed Zakaria Haldoor
15 Aug 2026, 13:32 UTC777 views5 reactionsread 3 September 2026 Geeridii saaxiibkay Jamaal Cabdi-Kaafi iyo qoomammadii kulankayagii ugu danbeeyey:
Jamaal Cabdi-Kaafi Tawaad, waxa aannu isku barannay dabayaaqadii sannadkii 2015 tuulo yar oo kutaalla bariga fog ee waddanka Jarmalka. Maalinkii koowaad ee lay keenay tuulada, ayaan wiil iyo gabadh Eritriyaan ah oo isqabay waydiiyay in wax Soomali ahi tuulada degganyihiin, waxay ii sheegeen hal wiil oo badanaa maqani in uu deris layah…
❤4😢1
Signed Zakaria Haldoor
14 Aug 2026, 11:40 UTC944 views21 reactionsread 3 September 2026 Photo
“Isla wakhtigan Qof ayaa ku xukamaya. Qofkalana adiga ayuu dhiiri-gelin kaa qaadayaa. Welina midkood si dhab ah kuuma garanayo.”
– Seneca
Qof ayaa ku xukumaya isaga oo kugu xukumaya wax uu kaa arkay, kaa maqlay ama lagaaga shekeeyay sida oo kale qof kale ayaa dhiiri-gelin ka qaadaya wax uu kaa maqlay ama wax aan adiga muhiim kula lahayn ood sameysay. Midna ma oga xaqiiqada dhab ah e ka danbaysa ashyaadaas, wax aad …
❤21
Signed Zakaria Haldoor
14 Aug 2026, 04:13 UTC978 views18 reactionsread 3 September 2026 Photo
Soo laabashadeedu kama dhigna inay kuu xiistay !! Ee waxay ku guuldaraysatay Dhammaan fursadihii kale.
Digtoonow saaxiibkayow
❤17🫡1
Signed Zaki Bootaan
13 Aug 2026, 14:03 UTC≈1,160 views12 reactionsread 3 September 2026 Jirku ma jecla quruxda ee waxa uu jecel yahay shaqada.
Marka aad murqahaaga si ula kac ah u dhisto (gym aado), haddii baahidii keentay koritaankooda (jimicsiga iyo culays qaadista) ay meesha ka baxdo, jirku si tartiib ah ayuu u bilaabaa inuu ka takhaluso murqahaas. Sababtuna waa mid fudud: ma aha in aanay jiimka iyo jimicsigu faaiido lahayn, se waa in uusan jidhku murqaha u samaysan una haysan qurux ahaan, balse uu …
❤12
Signed Zakaria Haldoor
13 Aug 2026, 08:41 UTC≈1,070 views4 reactionsread 3 September 2026 https://youtube.com/@akramjibriil?si=GriSvx4ojxxZWhDV
Subscribe inoo soo dhaha saxiibayaal
❤3👏1
Signed Zakaria Haldoor
10 Aug 2026, 17:16 UTC≈1,370 viewsread 3 September 2026 ━━━━
1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada
🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan
━━━━━━━━━━━
2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️
✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 19k 👉 …
Signed Channel Help
8 Aug 2026, 08:13 UTC≈1,540 views14 reactionsread 3 September 2026 NABADGELYO PRAGUE!
Waxaa la gaaray xilligii aan Prague nabadgelyeyn lahaa oo meel kale isku dayi lahaa. Nasiibdarro, waa xilligii aan kali ah ka fekeri lahaa meelaynta noloshayda yarta ah. Qalinjebintaydu waxay ku soo beegantay xilli welwel weyni iga hayo aayaha noloshayda iyo tan dalkaygaba. Waxay ku soo beegantay xilli aan dib u liqay naalladii ku noqoshada dalkayga, aniga oo wax soo bartay. Waxaa la gaaray xilligi…
❤12😁1🆒1
Signed Zakaria Haldoor
Showing the 12 most recent of 33 posts we hold for @DunnidaSuugaanta. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.