3 Sept 2026, 04:51 UTC91 views7 reactionsread 3 September 2026 Photo
Ducadan oo ah mid ka mid ah ducooyinka ugu waaweyn ee lagu baryo Allaah (SWT) waxa ay leedahay fahan qoto dheer iyo micno aad u baaxad weyn.
ุงููููููู
ูู ุฅููููู ุฃูุณูุฃููููู ุจูุฃูููู ูููู ุงููุญูู
ูุฏูุ ููุง ุฅููููู ุฅููููุง ุฃูููุชู ุงููู
ููููุงููุ ุจูุฏููุนู ุงูุณููู
ูุงููุงุชู ููุงููุฃูุฑูุถูุ ููุง ุฐูุง ุงููุฌูููุงูู ููุงููุฅูููุฑูุงู
ูุ ููุง ุญูููู ููุง ููููููู
ู
โAllow, waxaan kugu baryayaa maadaama ay ammaanta oo dhami adiga kuu sugnaatay. Ilaah xaq lโฆ
โค6๐ฅฐ1
29 Aug 2026, 20:30 UTC380 views10 reactionsread 3 September 2026 Forwarded from @FikradahaXorta
Xaggee Wax Ka Bilaabaa?
Salaamu Calaykum.
Mararka qaar qofku wuxuu dareemaa inuu meel ku xanniban yahay.
Wuxuu rabaa inuu wax barto, noloshiisana wax ka beddelo, laakiin marka uu naftiisa ku yiraahdo: โXaggee ayaan wax ka bilaabaa?โ ayuu jahawareeraa.
Run ahaantii, bilowgu mar walba ma aha inaad la timaaddo wax weyn. Waxa ugu horreeya waa inaad aasaaskaaga hagaajiso; sida barashada diintaada, dhaqankaaga, aqoontaadโฆ
โค10
27 Aug 2026, 20:59 UTC483 views8 reactionsread 3 September 2026 ยซุงููููููู
ูู ุตูููู ุนููู ู
ูุญูู
ููุฏูุ ูุนููู ุขูู ู
ูุญูู
ููุฏูุ ูู
ุง ุตููููููุชู ุนููู ุขูู ุฅุจูุฑูุงูููู
ูุ ุฅููููู ุญูู
ููุฏู ู
ูุฌููุฏูุ ุงููููููู
ูู ุจูุงุฑููู ุนููู ู
ูุญูู
ููุฏูุ ูุนููู ุขูู ู
ูุญูู
ููุฏูุ ูู
ุง ุจูุงุฑูููุชู ุนููู ุขูู ุฅุจูุฑูุงูููู
ูุ ุฅููููู ุญูู
ููุฏู ู
ูุฌููุฏูยป .
โค8
25 Aug 2026, 19:53 UTC621 views6 reactionsread 3 September 2026 ุงูููููู
ูู ุตูููู ููุณููููู
ู ุนููู ููุจููููููุง ู
ูุญูู
ููุฏ (๏ทบ).
โค6
24 Aug 2026, 18:19 UTC763 views9 reactionsread 3 September 2026 Xeerka 1aad:
Ha isku Muujin Inaad Wax Dheertahay, Qofka Kaa Awoodda Badan.
Muxuu ka wadaa qoraagu ?
Nolosha waxaa jira dad kaa horreeyay: aqoon ahaan , waayo-aragnimo, xil ama awood. Haddii aad hortooda si joogto ah ugu dadaasho inaad isu muujiso inaad iyaga ka caqli badan tahay ama ka karti badan tahay, waxa laga yaabaa in waxa aad u aragto kartidaada ay iyagu u arkaan halis weyn.
Tusale .
Robert Greene wuxuu tโฆ
โค9
24 Aug 2026, 18:19 UTC570 views2 reactionsread 3 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
โค2
24 Aug 2026, 06:52 UTC634 views6 reactionsread 3 September 2026 Photo
Bismilah .
Soodhawada Akhristayasha Qimaha leh.
Haddi uu alle swt idmo Waxaan Islu Dayaya Inta Karankeyga Ah Inan Kusoo Koobo Maalmu Buugan La Yidhaahdo .
The 48 Laws of Power ee oo Quraaga Robert Greene.
Fiiro gaar ah :
Buuggani wuxuu ka hadlayaa awood, saamayn, siyaasadda dadka iyo xeeladaha bulshada. Qaar ka mid ah โxeererka waa kuwo aad u xeeladaysan, sidaas darteed waxaan u soo bandhigayaa sidii faham iyo Wixโฆ
โค5๐ฅ1
20 Aug 2026, 15:56 UTC879 views18 reactionsread 3 September 2026 Photo
Jimco Wanaagsan ๐ค
Jimcuhu waa maalin iyo habeen fadli badan. Aan badino saliga Nabiga ๏ทบ, ducada, akhrinta Suuratul Kahf,Xiririnta riximka iyo xuska Alle. Ha iloobin in qalbigaaga aad ku cusboonaysiiso tawakkulka iyo rajada Alle.
Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcaha kheyrkiisa hela, ducadoodana la aqbalo.
Allahumma Aamiin. ๐คฒ๐ฝ
โค18
20 Aug 2026, 06:40 UTC871 views12 reactionsread 3 September 2026 Photo
"Wadnuhu wuxuu dareemaa urta qalbiga!"
Qalbigu waa bad aan xeeb lahayn!
Ha ku murmin jacaylka qof aan jacayl ku jirin qalbigiisa.
Nebi Yacquub (nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) wuxuu dareemay urta shaadhka Yuusuf ka hor inta uusan arkin. Si kastaba ha ahaatee wiilashiisu way beeniyeen tan.
Jacaylku wuxuu codadka dadka qaar u beddelaa laxan qurux badan, wejigoodana wuxuu u beddelaa daawo, laabtoodana wuxuu u beddelaโฆ
โค9๐ฅฐ2๐1
Signed Mika`iil -AL macrri ๐๐ฆ๐
19 Aug 2026, 12:10 UTC854 viewsread 3 September 2026 ๐โช๏ธHambalyo๐ง๐
1๏ธโฃ๐ Aqoon & Fasalo ๐๐
๐ฏ 13k ๐ @maanhage
๐ฏ 27k ๐ @Farsamada
๐ฏ 15k ๐ @Somalienglish1
๐ฏ 28k ๐ @Somalienglish3
๐ฏ 11k ๐ @Somaliarabic
2๏ธโฃ Aqoon & Xikmado ๐บ๐
ฐ๏ธ
โจ 18k ๐ @Hasancaashaq
โจ 20k ๐ @dareen_side
โจ 26k ๐ @KobciAqoontaada2
โจ 18k ๐ @QalbiDhaye143
โจ 42k ๐ @XikmadoSom
โจ 16k ๐ @Noqoxiddig
โจ 20k ๐ @Dunnidasuugaanta
โจ 19k ๐ @AishaAhmed99
3๏ธโฃ Buugaag & Akhris ๐โจ
๐ 76k ๐ @Somalilibrary
๐ 160k๐ @Somalibooks
4๏ธโฃโฆ
Signed Channel Help
14 Aug 2026, 18:36 UTCโ1,070 views19 reactionsread 3 September 2026 Posted without readable text
โค14๐4๐1
Signed ๐
ุฒููููููููููููููุฑููููููููููููููููุง
14 Aug 2026, 12:47 UTCโ1,110 views12 reactionsread 3 September 2026 Ilaalinta Aragga: Xakamaynta Isha oo ah Asaaska Anshaxa iyo Nabadgelyada Ruuxiga ah
Assalamu Calaykum warxamatullaahi wabarakaatuh, walaalayaal Soo Dhawada :
Ilaalinta araggu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah anshaxa iyo dhowrsanaanta qofka Muslimka ah. Indhuhu waxay yihiin albaab ay qalbiga uga soo gudbaan waxyaabo badan; waxa qofku si joogto ah u daawado waxay saameyn ku yeelan karaan fikirkiisa, qalbigiisa, dhaqanโฆ
โค9๐ฏ3
Signed ๐
ุฒููููููููููููููุฑููููููููููููููููุง
Showing the 12 most recent of 30 posts we hold for @Etminnan7. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.