2 Sept 2026, 16:39 UTC29 views1 reactionsread 2 September 2026 QEYB KALE [ ]
⌲ QEEXIDDA
❍
Ereyga .
⌲ Murti ku saabsan...
●
❍ Macno : Macnaha murtidaan
❍ Dulucdu :
Aqriste adna commentiga nagula wadaag hal Murti oo ........... ku saabsan✌💬
xigasho || #Buuga_Ababiye
╭═ ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢᵃᵛᵉ ˢʰᵃʳᵉ
ABDINASIR MOHAMMED
❤1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
31 Aug 2026, 05:54 UTC244 views9 reactionsread 2 September 2026 Photo
💻 Laptop-ka Gudihiisa Maxaa Ku Jira?
Maanta waxaan si kooban u baranaynaa qaybaha muhiimka ah ee laptop-ka:
🔹 Display – Shaashadda aad wax ku aragto
🔹 Keyboard – Qalabka lagu qoro
🔹 Motherboard – Qaybta isku xirta qaybaha laptop-ka
🔹 RAM – Waxay ka caawisaa laptop-ka inuu si fiican u qabto hawlo badan
🔹 SSD – Waxaa lagu kaydiyaa files-ka iyo system-ka
🔹 Cooling System – Waxay laptop-ka ka caawisaa inuu qabow ahaado…
👍5❤2👏1🥰1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
29 Aug 2026, 18:47 UTC310 views17 reactionsread 2 September 2026 Photo
𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 ﷺ 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 ;
“Nabi kasta wuxuu lahaa saaxiib gaar ah saaxiibkaygana waa Zubayr bin Al-Cawwaam.”
~Waxaa weriyey Bukhaari.
❤14👍2🥰1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
29 Aug 2026, 14:04 UTC357 views8 reactionsread 2 September 2026 Photo
Dhulka Soomalida roob ma helo, dhir kama baxdo, oo meel kasta waa kulayl geed la hadhsado lahayn. Beero malaha.
Dhulka qowmiyadaha kale siddaad u gasho ayaad qabaw, roob iyo caggaar galaysaa. Meelaha qaarkood roobku sannadka dhan wuu da'aa. Kulaylka iyo Roob la'aanta qabaleeyada Deeganka laga soo galaa.
Ma Soomalida ayaan dhulkooda dhir ku beerin oo xaalufka keena? Mise markii hore ayaan degnay dhulka intii kululay…
👍4🥰3❤1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
28 Aug 2026, 13:22 UTC386 views6 reactionsread 2 September 2026 Photo
Waxaas oo dhan waxay ka dhasheen inuu isku khalday 𝐏𝐲𝐞𝐨𝐧𝐠𝐜𝐡𝐚𝐧𝐠 iyo 𝐏𝐲𝐨𝐧𝐠𝐲𝐚𝐧𝐠. 😭
Daniel Olomae Ole Sapit ayaa Kenya uga safrayay Kuuriyada Koonfureed si uu uga qaybgalo shir, balse markii diyaaraddii ay degatay ayuu ogaaday in wax aan caadi ahayn jiraan.
Fiiso la’aan, askarna hareerihiisa joogaan… Ninkan ayaa si qalad ah labada Korea isugu khalday; wuxuu ku degay Kuuriyada Waqooyi, waxaana qasab ku noqotay inuu raad…
🤣3🤔2😁1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
27 Aug 2026, 19:01 UTC624 views6 reactionsread 2 September 2026 Video
Waxaan aragtaa Awooda Alle | Adduunyadu waa in yar, aan mar walbaa Xasuusano Aakhirada iskana hilmaamno kibirka iyo islaweynida,
Halkaan waa Xadka Nepal iyo Shiinaha oo inka badan 300 ruux lagu weysan yahay daadadka ku dhuftay maanta
😢3👍2😭1
Signed ABDINASIR ✿ M o h a m e d
27 Aug 2026, 17:10 UTC597 views4 reactionsread 2 September 2026 Ka muwaadin ahaan, maxay yihiin waxyaabaha ay wadaagaan muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ay tahay inay ilaashadaan?
Maxaa naga dhaxeeyo oo aan ilaashan karnaa?
Fikirkaaga hal iyo labo🤔
Commentiga ku ciil baxa💬💬
❤2👍1🤔1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
26 Aug 2026, 20:37 UTC903 views7 reactionsread 2 September 2026 Photo
Munaasabad ay mowlidka ku xusayeen Xuutiyiinta Yemen ayaa la arkay iyagoo sameynaya baaritaan amni,keliya waxaa la baaraya inaad xirantahay sumanka la isku qarxiyo ama aad goobta la galayso walxo qarxa ,laakiin gudaha Yemen inaad hubka sida qoryaha iyo tooreyda wadato waa arrin iska caadi ah, sababtoo ah haddii aad iskudaydo inay qori u adeegsato fulinta weerar — xabbada koowaad marka aad rido , jirka qofka xabbada r…
👍3❤2😁2
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
25 Aug 2026, 19:33 UTC842 views8 reactionsread 2 September 2026 " Masaari geed ma goysee,
geed kalaa ku gooyo,
gaal haduusan islaam wadan
nama soo galeen "..
Suugaantaan waxaa curisay : Halyeeyad maymuun xasan Biyoow👑🧕
👍5❤2👏1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
23 Aug 2026, 13:52 UTC≈1,000 views14 reactionsread 2 September 2026 Photo
𝐌𝐮𝐜𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐢𝐧𝐮 𝐉𝐚𝐛𝐚𝐥 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 ;
«تَعَلَّمُوا العِلْمَ؛ فَإِنَّ تَعَلُّمَهُ لِلَّهِ خَشْيَةٌ، وَطَلَبَهُ عِبَادَةٌ، وَمُدَارَسَتَهُ تَسْبِيحٌ، وَالبَحْثَ عَنْهُ جِهَادٌ، وَتَعْلِيمَهُ لِمَنْ لَا يَعْلَمُهُ صَدَقَةٌ.»
Cilmiga barta, waayo barashadiisu waxay qalbiga ku beertaa Alle ka cabsi. Raadintiisu waa cibaado, ku celcelintiisuna waa tasbiix, ku dadaalkiisana waa jihaad, qof aan aqoonin…
❤8👍4👏1🥰1
Signed ABDINASIR ✿ M o h a m e d
23 Aug 2026, 04:58 UTC559 views6 reactionsread 2 September 2026 Photo
Muuqaalkaan saaka waxaa baahiyay Aljazeera qeybta carabiga. Waa wiil u dhashay dalka Hindiya. Wuxuu iska tuuri rabay figta sare ee buur aad u dheer. Sababta uu isku dilaa waa in aanan loo gadin taleefoon qaali ah oo uu waalidkiis ka codsaday. Hooyadiis iyo aabbihiis ayaa muddo saddex saac ah isku dayayay in ay la hadlaan oo ay badbaadiyaan. Balse markii uu aabbihii aad ugu dhowaaday ayuu buurtii iska tuuray, nasiibda…
😢3😭2🥰1
Signed عــــــــبّــــــد آلٌعــــــــزيــــــّــز مَــــــــرْكَآوِى
22 Aug 2026, 16:52 UTC508 views3 reactionsread 2 September 2026 Photo
❤️❤️
👍2🥰1
Signed Khadiija husein Ali
Showing the 12 most recent of 47 posts we hold for @Albaanichannel252. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.