5 Dec 2025, 19:31 UTC≈2,540 views10 reactionsread 2 September 2026 Photo
🚨 Rasmi 🚨
Waxaa la Sameeyay isku aad ka World Cup 2026 🏆
Haddii uu Allah nafta inagu gaarsiiyo waynu ciyaari doonaa Fantasy ga Koob ka aduunka
Waligaa ma ciyaartay Fantasy World Cup ka ? Aniga ahaa 2022 ki
Group kee ugu adag ayaad is leedahay?
@somalistreamer
❤10
4 Dec 2025, 19:43 UTC≈2,070 viewsread 2 September 2026 https://t.me/boost/SomaliStreamer
4 Dec 2025, 19:42 UTC≈1,990 viewsread 2 September 2026 Photo
Xabi Alonso ayaa dhab ahaantii ku riixaya maamulka Real Madrid in ay bilaabaan shaqada saxiixa Yildiz.
Waxa uu aaminsan yahay in Kenan uu mustaqbalka noqon doono mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican aduunka, isla markaana kooxda ay tahay inay shaqada ku bilaabaan hadda. 🤍
@Somalistreamer
maxay kula tahay ?🤓
4 Dec 2025, 18:57 UTC≈1,360 views1 reactionsread 2 September 2026 Photo
🚨 Fede Valverde ayaa ku soo laaban doona daafaca midig si uu u daboolo maqnaashiyaha Carvajal iyo Trent.
(@COPE)
maxay kula tahay?🤓
❤1
4 Dec 2025, 18:53 UTC≈1,040 viewsread 2 September 2026 Photo
Shaxda rasmiga kooxda Manchester United
Aragtidaada?
27 Nov 2025, 20:28 UTC≈1,050 viewsread 2 September 2026 page kan farta o fallow dhaha
27 Nov 2025, 20:28 UTC≈1,020 viewsread 2 September 2026 https://www.facebook.com/share/1D6XkkgMRy/?mibextid=wwXIfr
25 Nov 2025, 17:49 UTC≈1,240 views1 reactionsread 2 September 2026 Photo
🗣 Álvaro Carreras: “Jawiga qolka lebiska? Waa mid aad u wanaagsan, waxaan leenahay jawi cajiib ah tababaraha. Runtii waxaa jira niyad wanaagsan oo xiriirkeennu fiican yahay. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan qayb ka noqdo kooxdaan.”
🗣 Álvaro Carreras: “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan halkaan ciyaaro, gaar ahaan Champions League-ga. Waan ognahay in Olympiacos ay tahay koox adag, inaan u nimid garoonkooda, ayna adkaan…
❤1
24 Nov 2025, 21:21 UTC991 viewsread 2 September 2026 https://www.facebook.com/share/p/17swyrXWWf/?mibextid=wwXIfr
24 Nov 2025, 18:54 UTC≈1,100 viewsread 2 September 2026 🚀 Farta sare ee page-kan ka fallow dhaha, fadlan!
100 qof oo i fallow ah igu Tuura . waxaan idinla wadaagi doonaa wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha aduunka, Somali streamer news, iyo highlights xiiso leh! ⚽🎮🔥
Ha ka maqnaan, join garo safka ciyaartoyda iyo taageerayaasha!
24 Nov 2025, 18:48 UTC≈1,160 viewsread 2 September 2026 Farta sara page kan o fallow dhaha fadlan. 100 qof fallow iso dhahdo an idinka hello i cimamada saxibyal
24 Nov 2025, 18:06 UTC≈1,220 viewsread 2 September 2026 https://www.facebook.com/share/p/1CuzBXhR3q/?mibextid=wwXIfr
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @SomaliStreamer. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.