5 Aug 2026, 14:38 UTC404 views3 reactionsread 6 August 2026 ★ Room (Qaybta Bari ee Giriigga)
Room waa dadkii lahaa Boqortooyadii Roomaanka Bari (Byzantine Empire). Waxay ahaayeen Masiixiyiin Ortodoks ah, caasimaddooduna waxay ahayd Constantinople.
Waxay deggenaayeen qaybta bari ee Boqortooyadii Roomaanka kadib markii ay boqortooyadu kala qaybsantay. Xilligii Nebi Muxammad (NNKH), waxaa hoggaaminayey Heraclius (hiraqal).
Waxay dagaallo la galeen Boqortooyadii Saasaaniyiinta …
❤3
5 Aug 2026, 14:32 UTC377 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Farqiga u dhexeeya Room (Ar-Ruum) iyo Roomaaniyiinta (Ar-Rumaan)
Waxaan marar badan maqalnaa erayada Room iyo Roomaaniyiin, taas oo dadka qaarkood ku keenta isku dhexyaac. Sidaa darteed, waxaa muhiim ah in la caddeeyo farqiga u dhexeeya labadan magac.
Labaduba waxay ka tirsanaayeen Boqortooyadii Roomaanka ee hore, taas oo markii hore ahayd boqortooyo mideysan oo awood badan. Sida ay culimada Muslimiinta qaarkood sh…
👍2
5 Aug 2026, 14:26 UTC40 viewsread 6 August 2026 📜 فتَحَ صلاحُ الدين الأيوبي -رحمه الله- #القدس يوم الجمعة 27 من رجب عام 583هـ، وصُلّيتْ الجمعة في المسجد الأقصى، وحُطّ الصليب الذي كان على قُبّة الصخرة، وكان شكلًا عظيمًا، ونصَرَ اللهُ الإسلامَ نصرًا عزيزًا، وقصده العلماء من مصر والشام، وارتفعت الأصوات بالضجيج، والدعاء، والتهليل، والتكبير، وفُكّ أسرى المسلمين، وكانوا خلقًا عظيمًا، زهاء ثلاثة آلاف أسير.
📚 النوادر السلطانية.
اللهم أعز الاسلام والمسلمين في هذا العصر و…
5 Aug 2026, 14:26 UTC41 viewsread 6 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
19 Jul 2026, 10:17 UTC243 viewsread 6 August 2026 Sido kle.channelka share gareya si u 1k u gaadho
19 Jul 2026, 10:17 UTC245 views13 reactionsread 6 August 2026 Dhalinyaroh loveta iyo like ta sara si aan u dareeno inaad xogaha xiiseynaysan oo aan uso badino tariikhaha
❤13
19 Jul 2026, 10:15 UTC244 views8 reactionsread 6 August 2026 La yaabkii ugu dambeeyay... Inkasta oo Xasan Dheere (Uzun Hasan) uu sii haystay dawladdiisii ka dib guuldarradii, haddana dagaalkaasi wuxuu soo afjaray hammigiisii ahaa inuu kula tartamo Dawladda Cusmaaniyiinta hoggaanka gobolka.
Dhanka kale, Suldaan Maxamed Al-Faatix wuxuu sii xoojiyay awoodda iyo saamaynta Dawladda Cusmaaniyiinta ee Anadool (Anatolia), waxaana Dagaalkii Otlukbeli uu noqday mid ka mid ah dagaalladi…
❤8
19 Jul 2026, 10:14 UTC≈2,010 views2 reactionsread 6 August 2026 Dagaalkii ugu helista badnaa ee Suldaan Maxamed Al-Faatix ma ahayn mid uu la galay dawlad Masiixi ah... balse wuxuu la galay suldaan Muslim ah!
Kadib markii uu qabsaday Qusdandaniya (Constantinople) isla markaana uu cabsi ku beeray Yurub, waxaa bariga ka soo baxay nin isu haystay inuu joojin karo fiditaankii Dawladda Cusmaaniyiinta. Ninkaas wuxuu ahaa (Uzun Hasan)oo afsoomaali ahaa noqonaysa xasan dheere, Suldaankii…
❤2
19 Jul 2026, 10:13 UTC≈1,500 viewsread 6 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
15 Jul 2026, 08:54 UTC≈2,140 views7 reactionsread 6 August 2026 Maalin ayaa Haaruun Ar-Rashiid la weydiiyey wiilkiisa yar ee Al-Muʿtasim iyo heerka aqoontiisa. Wuu qoslay, dabadeedna wuxuu yidhi:
"Isaga iska daaya, wax ha barina."
Waxay u muuqatay inuu garwaaqsaday in wiilkani leeyahay waddo kale, waddadaasina ay tahay dagaalka.
Maalin ayaa Haaruun Ar-Rashiid la weydiiyey wiilkiisa yar ee Al-Muʿtasim iyo heerka aqoontiisa. Wuu qoslay, dabadeedna wuxuu yidhi:
"Isaga iska daaya,…
🥰5✍1❤1
15 Jul 2026, 08:54 UTC≈1,600 views1 reactionsread 6 August 2026 Photo
Qeybta 1aad
Maalin Khamiis ah, 18 Rabiicul Awwal, sannadkii 227 Hijriyada, nin ayaa ku xanuunsaday qasrigiisii ku yaallay Samarra. Dhowr sano ka hor wuxuu hoggaamin jiray ciidammo gilgilay Boqortooyadii Baysanthiinta.
Hadda se ma jiro ciidan, dagaal iyo seef toona; waxa keliya ee jira waa cudur halis ah. Xilligaas ayuu yidhi hadal aanu waligiis odhan intii uu guulaha gaadhayay:
"Xeeladdii way dhammaatay, xeel damb…
❤1
13 Jul 2026, 11:56 UTC189 views1 reactionsread 6 August 2026 Posted without readable text
❤1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Ti11qq. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.