10 Aug 2026, 08:24 UTC21 viewsread 12 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨
Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir.
Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah.
Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub.
Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama su’aalo, fadlan kala xiriira
𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺
𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1
FG : Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda
Kooxda Wadajir.
◎━
Signed 𝗖𝗜𝗟𝗠𝗢𝗢𝗚𝗘 🦅
4 Aug 2026, 10:58 UTC88 views4 reactionsread 12 August 2026 –Qofkii xaaraan ku naaxa,
–Qiyaamaha xaaladiisa,
–Xisaabta ma ooyi waayo.
Af-gudhiye AUN.
❤4
Signed Salma cali cilmi
3 Aug 2026, 15:56 UTC105 viewsread 12 August 2026 Photo
"Ma waxaad u malayseen inaan ciyaar idiin abuurnay oo aan xaggeenna la idiin soo celinayn".
Signed Salma cali cilmi
26 Jul 2026, 07:55 UTC167 viewsread 12 August 2026 ﴿إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ﴾ [هود: 114]
"Wanaagyadu waxa ay tirtiraan xumaanta."
Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan. Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farxii aad ku dambaatay, kuna akhri Qur'aanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu …
Signed Salma cali cilmi
15 Jul 2026, 15:16 UTC229 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
"Haddii dhulku kugu cidhiidhyamo, inkastoo uu ballaadhan yahay, ha illoobin inaad leedahay Rabbi yiri:
Markay addoomadaydu ikaa weydiiyaan aniga, (u sheeg) anigu waan dhowahay. Waxaan ka ajiibaa baryada, marka uu i baryo. Haddaba ha iga aqbalaan (amarradayda), hana i rumeeyaan si ay u hanuunaan.”
(Al-Baqarah: 186)
Aayaddani waxay qalbiga siinaysaa rajo weyn:
Alle waa dhow yahay, wuuna maqlaa ducada addoonkiisa.
…
❤5
Signed Salma cali cilmi
13 Jul 2026, 08:37 UTC187 viewsread 12 August 2026 Way samaan ayaamuhu
Maalmahii sadkaa curan
Samahaad ku noolaan
❤️🦋🧕
Signed Salma cali cilmi
9 Jul 2026, 10:04 UTC217 views4 reactionsread 12 August 2026 "Dadka waan bartaa uune
Wadnaheygan boholyoobay
Uma helin qof ii baanta"🥺💔
❤4
Signed Salma cali cilmi
7 Jul 2026, 07:26 UTC253 views2 reactionsread 12 August 2026 Photo
وَسَارِعُوا إِلَىٰ مَغْفِرَةٍ مِّن رَّبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُهَا السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ أُعِدَّتْ لِلْمُتَّقِينَ
"U degdega (oo ku tartama) inaad heshaan dambi-dhaafka Eebihiin iyo Janno ballaceedu la egyahay samooyinka iyo dhulka, taas oo loo diyaariyey dadka Alle ka cabsada."
Alle wuxuu addoomihiisa ku boorinayaa inay:
Ku dadaalaan towbad keen.
Ku degdegaan camalka wanaagsan.
Iska ilaaliyaan dib-u-dhac ku yima…
❤2
Signed Salma cali cilmi
5 Jul 2026, 13:22 UTC241 views6 reactionsread 12 August 2026 Ama dhugo dareenkayga
Ama dhayalso weedhayda
Hada waan is wada dhiibay😭💔
❤6
Signed Salma cali cilmi
5 Jul 2026, 09:08 UTC257 viewsread 12 August 2026 Photo
"Waxaa idinka mid ah mid doonayo aduunyo, sidookale waxaa idinka mid ah mid doonayo Aakhiro".
Signed Salma cali cilmi
3 Jul 2026, 12:48 UTC278 viewsread 12 August 2026 ﴿وَرَحْمَتِي وَسِعَتْ كُلَّ شَيْءٍ﴾
"Naxariistaydu waxay koobtay (gaartay) wax kasta."
Eebbe wuxuu sheegayaa in naxariistiisu ay aad u ballaaran tahay, oo ay gaarto wax kasta oo uu abuuray. Dhammaan makhluuqaadka – dadka, xoolaha, shimbiraha, malaa'igta iyo dhammaan uumiyaha – waxay ku nool yihiin naxariista Alle. Hawada aynu neefsanno, cuntada aynu cunno, caafimaadka, roobka, cafiska iyo toobadda dhammaantood waa …
Signed Salma cali cilmi
2 Jul 2026, 09:51 UTC233 views3 reactionsread 12 August 2026 Suuratul Al-Baqarah.
Aayadda:216
وَعَسَىٰ أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ ل ۖ وَعَسَىٰ أَنْ تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ
Waxaa dhici karta inaad neceb tihiin wax, iyadoo uu idiin khayr badan yahay; waxaana dhici karta inaad jeceshihiin wax, iyadoo uu idiin shar badan yahay. Ilaahay baa og, idinkuna ma ogidin.
❤3
Signed Salma cali cilmi
Showing the 12 most recent of 21 posts we hold for @guushada_hano. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.