28 Sept 2026, 05:40 UTC81 viewsread 4 October 2026 https://youtu.be/MwtkRzoq6Qo?si=_9lyMmXa_8-IXgKV
https://youtu.be/MwtkRzoq6Qo?si=t2wra_lAdBU1nSAY
👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Ardaydii tafsiirka ku taxnayd halkaas kala socda tafsiirka
Siina sheer gareeya lagayaaba qofkaad khayrka gaadhsiiso ajirkiisa inuu ilaahay swt kuu libi laabo
Signed تمام عبدالله
26 Sept 2026, 12:09 UTC105 viewsread 4 October 2026 https://youtu.be/ZKXie1VEVek?si=fxwywjPyBNAh_UZS
halkan kala soco tafsiirka oo inoo marayay suurada 4aad
Khayrkana siifaafi
Signed تمام عبدالله
7 Sept 2026, 15:39 UTC228 viewsread 4 October 2026 https://youtu.be/lqFjtgVu1NE?si=34245CY6PP5noRFG
👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Yuutub chanalkaas kubiira casharo badan ayaan soo galin doonaa idin anfacaya inshaa allaah
Signed تمام عبدالله
5 Sept 2026, 15:54 UTC246 viewsread 4 October 2026 🌸 BAHADA | مؤسسة أمنا عائشة 🌸
📚 DURUUS BILAASH AH (FREE) 📚
Maalin dhaweyd waxaan idiin soo gudbinay inaan idiin bilaabayno duruus diini ah oo bilaash ah. Alxamdulillaah, waxbarashadii hadda way bilaabatay, si wanaagsan ayayna u socotaa. 🤍
Waxaan idiin haynaa laba maaddo oo muhiim ah:
📖 Siiro (السيرة النبوية)
📕 Tafsiir (تفسير القرآن الكريم)
Qofkii doonaya inuu labada duruusba ka faa’iidaysto, albaabku wuu u furan yaha…
Signed تمام عبدالله
30 Aug 2026, 04:50 UTC285 viewsread 4 October 2026 ASC WR WB
QOFKII KAFAA IDAYSAN KARA WAXAA LABILAABAYAA TAFSIIRKA QURAANKA
IYO SIIRADA RASUULKEENAصلى الله عليه وسلم WAA FURSAD QAALIYA WAANA WAXBARASHO BILAASH AH LINKIGAN HOOSE RAACA DADKA KALENA USHEER GAREEYA
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/aqoonnmaal
Signed تمام عبدالله
28 Jul 2026, 14:10 UTC524 viewsread 4 October 2026 Photo
Asc qaaliyaatii aaway gabdhaha jeclaa in ay tawabar macalinnimo bartaan halaga faideysto fursadaan qiimo dhimis 100% la sameyy halaga faideysto
Signed 🦋⚘️نصـــرة إبـــراهـــيـــم شــيـــخ أحـــمـــد⚘️🦋
5 Jul 2026, 10:23 UTC556 views3 reactionsread 4 October 2026 Photo
📚 Barashada Luqadda Carabiga 🇸🇦
Haddii aad rabto inaad barato Af-Carabi si nidaamsan oo fudud, waxaan kuu diyaarinay saddex heer oo kala ah:
🔹 Heerka 1: Bilowga
Barashada xarfaha, akhriska, isku xirka erayada iyo dhismaha jumladaha.
🔹 Heerka 2: Heerka Dhexe
Wadahadal (Xiwaar), kobcinta fahamka iyo ku hadalka Af-Carabiga.
🔹 Heerka 3: Heerka Sare
Naxwaha (Grammar), maahmaahyada Carabiga, iyo luuqadda saxaafadda.
🎓 Waxb…
❤3
Signed تمام عبدالله
23 Jun 2026, 18:36 UTC602 views3 reactionsread 4 October 2026 Photo
Bari oo Arbaco ah waa bisha Muxarram sagaalkeeda (Tasuucaa). Waa maalintii uu Nabigeenna suuban (صلى الله عليه وسلم) damcay inuu soomo isagoo yidhi: “Haddii aan sannadka soo socda gaadho, waxaan soomi doonaa maalinta sagaalaad,” inkastoo uusan gaadhin oo uu geeriyooday ka hor.
Waxaan u soomaynaa maalinta bari ah si aan u fulinno dardaanka Nabiga (صلى الله عليه وسلم) una khilaafno Yuhuudda. Sidoo kale, waxaan ku xiji…
❤3
Signed تمام عبدالله
Live stream started
Live stream finished (24 minutes)
Live stream started
12 Feb 2026, 18:45 UTC≈1,180 viewsread 4 October 2026 File
File, posted without a caption
Signed تمام عبدالله
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @muasasatunuur. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.