1 Aug 2026, 07:05 UTC94 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Wiilkan yar oo kamid ah jilayaasha caanka ku noqday filimkii Cusman musalsalka caanka ah ee Ardoqrol ayaa waraysi lagu waydiiyay “Ka warran haddii aad arki lahayd Nabi Muxumad, maxaad waydiin lahayd?.
Jawaabtii uu bixiyay ayaa noqotay mid kicisay dareenka dadka, dad badan na soo jiidatay Waxa uu yiri “waxba ma waydiiyeen sababtoo ah waxaan rumaysanahay warka uu noo sheegay min dhalashadiisa ilaa dhimashadiisa, Hor…
❤1👍1
27 Jul 2026, 11:50 UTC177 views1 reactions1 Starread 6 August 2026 Photo
"Ethiopian Airlines ayaa soo xaraysay dakhli dhan $4.4 bilyan lixdii bilood ee ugu horreysay ee sanad-maaliyadeedkan 2025/26. Waa milestone ka sarreeya xataa hadafkii ay shirkadu dhigatay in ay ku gaadho sanadka badhkii. Tan ayaan ragannimo u aqaanaa anigu! Shaqo yaqaannimo, aragti cad iyo fulin dhab ah oo wada socda."
"Anaa laandheere ah, afar ehelkaaga ah oo ku daba yaaca, muuqaalo socod ah oo heeso bakh bakh ah l…
👍1
23 Jul 2026, 18:17 UTC229 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Hogaamiyaha Burkina Faso, Captain Ibrahim Traore ayaa si weyn u dhaliilay hal abuur yarida Afrikaanka.
Traore ayaa sheegay. "Halkan Afrika, wax walba Dibada laga soo dhoofiyaa, mootadaada, gaadhiga dhammaan waxyaabahan oo dhan waxaa hindisey dad cadaan ah, innagu waxba maynan hindisin, Afrika waxba masoo saarto."
"Waxaa yimid dad cadaana waxay hindiseen telefoonka, Internet-ka iyo waxyaabo badan, innaguna waxaan u …
❤1👍1
22 Jul 2026, 18:49 UTC222 views2 reactions1 Starread 6 August 2026 Waxa aad qiimaysid ee macnaha kuu leh dhab ahaan, iyo waxa dhaqankaagu sheegayo inaad qiimaysidi waa kala laba.
U fiirso uun waxa aad kharashkaaga ku bixisid iyo waxyaabaha aad wakhtigaaga ku bixisid. Kuwaasaa la odhan karaa waad qiimaysaa. Maaha, waxa niyada kuugu jira iyo waxa aad naftaada u sheegtid. Waxa aad ficlan qabatid weeyi!
Bal inta aad bannaan iskula yar baxdo yara audit garee todobaadakan dhamaanaya, maxa…
❤1👍1
20 Jul 2026, 09:59 UTC254 views2 reactions1 Starread 6 August 2026 Dhallinyarooy waqtigu xawaare ayuu ku socdaa, culeysyo dhaqaale oo badan baa jira, masuuliyadaha ku saarani wey badanyihiin, riyooyin waaweyn baad leedahay, waalidkaagiina da’ bay sii noqonayaan iyagoon weli kugu nasan, waxaasoo dhamina halmar bay wada dhacayaan. Ma haysatid doorasho aan ka ahayn inaad adkaysato horena aad usii wado shaqada adag ee aad ku dhisayso mustaqbalkaaga.
Xig: Mohammed Cigge
👍1💯1
13 Jul 2026, 09:04 UTC23 views0 reactions1 Starread 6 August 2026 Forwarded from @Dawro_Tafsiir1Photo
📢 Isdiiwaangelinta Dawrada Tafsiirka way socotaa.
Waxaa ka harsan 5 cisho oo keliya, ee ka faa'iidayso fursadda oo isdiiwaangeli.
Iska Diwaan gali WhatsApp-kan :👇
https://wa.me/qr/DWCHHMZPCLLAL1
Fadlan hal mar oo keliya soo qor:
1. Magacaaga oo saddexan
2. Magaalada aad joogto
3. Lab ama Dhedig
4. Lambarkaaga
FG: Intaas wax dhaafsan ha soo qorin, hana kusoo celcelin.
Kala soco duruusta
What'sappka 👇 https://ch…
Signed Luqmaan
28 May 2026, 18:40 UTC748 views4 reactions2 Starsread 6 August 2026 Photo
GARTII ILIGA DAMEERKA..."
Caaqil Cali Nimcan, ayaa ka waramay arrimihii ugu yaab badnaa ee gar u gallaan. Wuxuu sheegay in xili hore Gar u galleen Iliga laga ridday Damer. Nin ayaa Dameer ka ridday Ilig, waxaa qabsaday ninkii Dameerka lahaa oo sheegay in uu hawlo badan ku qabsan jiray.
Caaqilka oo arrintaas ka hadlaya ayaa yidhi: "Waxay ahayd dhacdo Ugub ah. Ninkii Dameerka lahaa wuu samri waayay. Waxaan se u xukun…
🕊2👍1😁1
10 May 2026, 20:32 UTC74 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @SH_MAXAMAD_NUUR
📍 قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم حفظه الله في الدارّين
#الفهرس
فهرس تسجيلات فضيلة الشّيخ [ محمد نور إبراهيم ] الموجودة في القناة
#علم_العقيدة
《1》📍لمعة الإعتقاد.
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/795
#علم_مصطلح_الحديث
《1》📍منظومة البيقونية.
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/777
#علم_الحديث
《1》📌 أربعين النووي.
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/602
《2》📌 تحفة المشتاق.
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/628
《3》📌 عمدة الأحكام.
https://t.m…
Signed Luqmaan
5 May 2026, 09:20 UTC14 viewsread 6 August 2026 ▂ ▄ ▆ █KHAYR-DOON█ ▅ ▄ ▂
Kooxda "khayr-doon" waxay kaa caawinaysaa in uu channelkaaga u kobco sida ugu dhaqsiyaha badan💯
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌
🌹@hoygaxikmada7
🌹@erayojacayl
🌹@murtimaal77
🌹@dhiirigalin7
🌹@qanaatul_axaadiith
🌹@moviessss13
🌹@Dhuuxjaceyl
🌹@dhiiriye
🌹@oldwrite
🌹@Jowharadi_qalbiga143
🌹@SH_MAXAMAD_NUUR
65 Channel kale oo faaiido leh
🌹 Dhmaan halkan taabo 🌹
📌Gudoomiyaha:-🤌Halkan kala xidhiidh
Signed Luqmaan
29 Apr 2026, 11:30 UTC26 viewsread 6 August 2026 ▂ ▄ ▆ █KHAYR-DOON█ ▅ ▄ ▂
Kooxda "khayr-doon" waxay kaa caawinaysaa in uu channelkaaga u kobco sida ugu dhaqsiyaha badan💯
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌
🌹@hoygaxikmada7
🌹@erayojacayl
🌹@murtimaal77
🌹@dhiirigalin7
🌹@qanaatul_axaadiith
🌹@moviessss13
🌹@Dhuuxjaceyl
🌹@dhiiriye
🌹@oldwrite
🌹@Jowharadi_qalbiga143
🌹@SH_MAXAMAD_NUUR
65 Channel kale oo faaiido leh
🌹 Dhmaan halkan taabo 🌹
📌Gudoomiyaha:-🤌Halkan kala xidhiidh
Signed Luqmaan
15 Mar 2026, 17:18 UTC≈1,020 views2 reactionsread 6 August 2026 Qofka dhallinyarada ahi intuu raaxo raadinayo halkii uu horumar ka raadin lahaa ayuu lug’go’aa. Horumarka iyo raaxaduna boos mawada galaan ee midkood waa inuu daaqadda ka baxaa.
👍2
5 Mar 2026, 18:24 UTC≈1,090 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Ha'ayada Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in cayilka ama baruurta xad-dhaafka ah oo ah cudur daba-dheer uu saameeyay in ka badan 1 bilyan oo qof Adduunka oo dhan, sideedii qof ee maanta caalamka ku nool hal qof oo kamid ah ayaa la nool cayilka, kaasoo halis ugu jira xaalad caafimaad oo daran.
WHO waxay sheegtay in daawooyinka keliya oo la qaato aysan ku filneyn in la baabi'iyo baruurta xad-dhaafka ah, balse…
👍2
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @sultanmusse. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.