26 Aug 2026, 10:00 UTC29 viewsread 26 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App
Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo.
✅ Habab xifdin oo kala duwan
🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin
📖 Hifdh Method oo nidaamsan
🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adk…
Signed Abz
24 Aug 2026, 22:40 UTC20 views1 reactionsread 26 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
❤1
Signed Abz
19 Aug 2026, 17:30 UTC137 viewsread 26 August 2026 Forwarded from @SYLTEAM10Photo
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
Signed Abz
15 Aug 2026, 17:04 UTC102 views2 reactionsread 26 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
❤2
Signed Zaxiibka Nolosha
7 Aug 2026, 18:05 UTC312 viewsread 26 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
Signed Zaxiibka Nolosha
16 Jul 2026, 17:05 UTC999 views13 reactionsread 28 August 2026 Video
Aan kuwada salino Xabiibkeena ﷺ❤️
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت علي إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. 🩶😍
~ Jimco wanagsan
╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👤
❤10👍1👏1🔥1
Signed 𝗠44ن𝗞4.
24 Jun 2026, 19:58 UTC≈1,260 views19 reactionsread 28 August 2026 Soonka maalinka caashuura Oo bari Qamiista ah
Nabiga ﷺ wuxu yiri "Soonka maalinta Caashuuraa waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu ku dhaafo dembiyadii sannadkii Ka Horeeyay
Wxaana wnaagsan inaad maalin ka horeysiiso ama ka dambeysiiso
╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👤
👍10❤8🔥1
Signed 𝗠44ن𝗞4.
16 Jun 2026, 06:51 UTC≈1,320 views13 reactionsread 28 August 2026 Photo
khasaaro maaha inaad lumiso qof aad jeceshahay, laakiin khasaaradu waa inaad lumiso naftaada adiga oo isku dayaya inaad ka farxiso qof aan macno u lahayn jiritaankaga. Waa caadi inaad u oydo qof, laakiin dadka qaar dhab ahaantii uma qalmaan in loo ilmeeyo sababtoo ah ilmada waa qaali waxa ay u qalmata in ay u daadato dadka u qalma oo aktada ku weyn. 🔥🫡
Barqo wngsn ❤️🔥
╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👤
❤11👍1🔥1
Signed 𝗠44ن𝗞4.
26 May 2026, 20:43 UTC≈1,560 views15 reactionsread 28 August 2026 Photo
Eid Al-Adha Mubarak!
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير
Dhamaan Asxaabta halkan ku xiran waxan idin leyahay Ciid Mubarak.😍🥳
~ Allaha inag aqbalo Acmasha iyo ducada❤️🔥🤲🏾
╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👤
❤13👍1🔥1
Signed 𝗠44ن𝗞4.
17 May 2026, 11:57 UTC≈1,700 views11 reactionsread 28 August 2026 Video
Salaam.
Burburka Qoyska maxaa sababa!?🧏🏼♂
╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👤
❤9👍1🔥1
Signed 𝗠44ن𝗞4.
30 Apr 2026, 07:52 UTC≈2,020 views17 reactionsread 28 August 2026 وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ ۚ إِنَّ السَّمْعَ
وَالْبَصَرَ وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُولَٰئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْئُولًا"
Ha raac-raacin wax aan dan kuugu jirin ama cilmi kugu soo kordhinaynin waayo maqalka iyo araga iyo qalbigaba waa kuwo layskula xisaabtami doono Oo lays waydiin doona...
╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👤
❤17
Signed 𝗠44ن𝗞4
20 Apr 2026, 03:51 UTC≈2,370 views25 reactionsread 28 August 2026 Photo
kalsoonida aad naftaada ku
kalsoonato marwalba o aad
noqoto ruux isku kalsoon waxaa
kor ukacaya awoodada wax qabad
iyo hormarid nafsadeed .👤✊
~ Aroor wacan ❤️
╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👤
❤20👍2😁2👏1
Signed 𝗠44ن𝗞4
Showing the 12 most recent of 25 posts we hold for @xikmad_channel. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.